
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka.
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ka hadlay mooshin ay ka soo gudbiyeen xildhibaannada baarlamaanka Soomaalieya, ayaa ku baaqay in der ilaaliyo midnimada baarlamaanka, isaga oo dhinaca kalana sheegay in der Mooshinkii laga keenay uu buray. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay mooshin ay ka soo gudbiyeen Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari u gudbiyay guddoumiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo mooshin ka dhan ah ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda olole xoog leh oo ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari und sterben Mooshin ka gudbiyeen tio ka badan 100 xildhibaan, ayaa dhinaca kale saacadaha soo soccdala la filayaa in kulan deg deg aq ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa guddiyada joogtada ah ee baarlamaanka. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka oo maanta leh kulan deg deg ah.
Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira ayaa maamul goboleedyada Soomaaliya ugu Baaqay in ay kordhiyaan Dagaalka ka dan ka ah Al-shabaab. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjiraha Midowga Africa ee Soomaaliya oo ugu Baaqay maamul goboleedyada Soomaaliya in ay kordhiyaan Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Mudanayaasha golaha Aqalka sare ee Soomaliya ayaa lagu wadaa in fadhigooda ay maanta uga doodaan xeerkii maalin ka hor soo meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ku aadanaa in dalka laga mamnuucay Shirkadda DP World. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on
You must be logged in to post a comment.