Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo shaqadii ka fariisiyey Xoghayihiisa Arrimaha Dibadda Rex Tillerson.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa shaqadii ka fariisiyey Xoghayihisa Arrimaha Dibadda Herr Rex Tillerson.

Ich bin sooo Dhigay Bartiisa Twitterka ayuu ku shaaciyay in Mike Pompeo oo ahaa Madaxii CIA-da und du magacaabay xilka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, isla markaana und qaban doono howloo cajiib ah.

Donald Trump Ayaa uga mahad celiyay shaqadii uu soo qabtay Herr Tillerson, mudadii sanadka aheyd uu heuay xilka Xog-hayaha Arrimaja Dibadda Mareykanka

Sidoo kale waxaa uu xilka CIA-da ist ein magacaabay Gina Haspel oo noqon doonta Haweeneydii und horeysay ee xilka CIA loo magacaabo.

Herr Rex Tillerson Ayaa Aheyd Mittlerer Lama Filaan ah, Iyadoo Dhowaan uu Soo gabagabeeyay Booqasho Uu Ku Kala Bixinayay Dalal Ka Tirsan Qaaradda Afrika.

SomaliSwiss Washinton

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: