Wasaaradda Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin und dirtay ganacsatada Sooomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho, kaddib markii dhawaannahay ay jireen warar sheegayay in qaar ka mid ah gacansato iyo milkiilayaasha Garoomada yar yar ee lagu ciyaaro Kubadda ay qaateen Amaro ay dul dhigeen Al -shabaab.
Afhayeenka Wasaaradda Amniga, C / Caiis Xildhibaan oo Warbaahinta la Hadday Ayaa Sheegay in Aysan und Dulqaadan Karin Arimahan Islamanaa und Tallaabo Cad Kaadi Doonaan Cidii Lagu Helo in einem Lacag und Diraan Ururka Al-Shabaab.
Waxa uu sidoo kale Eine Shega in einer Ganacsatada Guud ee Gobolka Banaadir Gaar Ahaan Milkiilayaashha Garoomada eine Yar Ya ea Lagu Ciayao Kubbadda Cagta Aanay und Hoggaansami Karin ammar la Sheegay in einer Dul-Dhigeen Al-Shabaab, Iyagoo ka Baqaya Han-Jabaadaha und Sie Jeetiyaan. kaasi oo ah inay xiraan Garoomadaas.
Waxuu intaa ku in der magaalada Muqdisho ay amnigeeda sugaan ciidamada in der Luft Federaalka, hasse Ahaatee aan Klo Dulqaadan Karin in der Dhaqangalaan ammaro Al-Shabaab ka Soo Baxa.
Waxaan uga digeynaa ganacsatada in ay lacag suiyaan Argagaxisada Al-shabaab, iyaga oo u marinaya Xawaaladaha, Telefon, Bangi ama si to ah, cid walbo oo lagu arkana waxaa la hor geyn doonaa Maxkamadda ciidamada qalabka sida “ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga.
Afhayeenka ayaa ugu dambetenti ugu baaqay umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan inay la shaqeeyaan ciidamada Amaanka und Looga hortago falalka amni darrada ea lagu waxyeelaynayo Shacabka.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.