Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo shaqadii ka fariisiyey Xoghayihiisa Arrimaha Dibadda Rex Tillerson.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa shaqadii ka fariisiyey Xoghayihisa Arrimaha Dibadda Herr Rex Tillerson. Continue reading

Wasaaradda Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin und dirtay ganacsatada Sooomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan magaalada Muqdisho, kaddib markii dhawaannahay ay jireen warar sheegayay in qaar ka mid ah gacansato iyo milkiilayaasha Garoomada yar yar ee lagu ciyaaro Kubadda ay qaateen Amaro ay dul dhigeen Al -shabaab. Continue reading

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland oo iskaashanaya oo saaka weerar qorsheeysan ku qaaday deegaanka Wirkooy ee gobolka J/hoose,

Ciidanka XDS.JPGCiidamada Xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saaka weerar qorsheeysan ku qaaday deegaanka Wirkooy ee gobolka J/hoose, halkaa oo ay saldhig ku lahaayeen xoogagga Al-shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: