Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta Fadhigooda ku mamnuucay in shirkadda DP World ay ka howlgeli karin guud ahaanba Soomaaliya.

Kulan xasaasi ah oo xildhibaannada Golaha Shacabka ku yesheen magalaada Muqdisho maanta oo Isniin ah ayeey ka sooaree xeer dhowraya gobannimada iyo madax-bannaaida Soomaliya, iyaga oo dhinaca kalan ka mamnuucay shirkadda DP Welt in einem ka howlgasho guud ahaanba Soomaaliya.

Xeerkan ka Soo Baxay baarlamaanka Soomaliya Ayaa Lagu Eedeynayaa Shirkadda DP Welt ist ein bareer ah und xadgudubtay siyaasadda, Madax banaanida iyo Midnimada Soomaaliya.

Hadaba Akhriso Xeerka Ka Soo Baxay Gollaha Shacabka

Qodobka 1aad

Heshiis caalami ah waxaa jamhuutiyadda federaalka ah ee Soomaaliya und gela kara oo keliya xukuumadda federaalka ah ayadoo sharci ahaan loo soo marsiinayo hay’adda sharci dejinta JFS uuna madaxweynaha JFSku meelmarinayo xeer madaxweynaha laguna soo saaro faafinta rasmiga ah ee JFS.

Qodobka 2aad

1. Heshiis kasta oo lala galo dowlad ama hadsch kaloo shisheeye, oo ka hor imaanaya dastuurka federaalka ah waa waxbo kama jiraan aanan sharciyad laheyn

2. Heshiis kasta oo shirkadda Dubai Port Welt “DP Welt” lala galay waa wawa kama jiraan maadaamau ka hor Imaanayo dastuurka dalka, xeerka maalgeshiga shisheeye Sooomaliya iyo shuruucda kale ee dalka u degsan.

3. Shirkadda Dubai Port Welt “DP Welt” oo si bareer ah uu xadgudubtay siyaadada, madaxbannaanidu midnimada iyo bedqabka dalka Jamhuriyadda Fedaralka Soomaaliyaa, waxaa saas hat shirkadan laga mamnuucay dalka.

Qodobka 3-Aad.

1. R / Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaalie la faraya inuu undoegg u gaarsiiyƶ xeerkan madaxa xukuumadda istutaga Imaraadka Carabta “UAE” ist in der Regel kazeal Falal Kulus oo xadgudub ku ah qaanuunka caalamiga ah oo ay ka Mitte yihiin kuwa kor ku xusan si bareer ahna uga horimaanaya Dastuurka Federaalka Soomaaliya io xaqa shacbiga Sooyaalied dowga und leeyihiin bedqabka dalkooda, ilaalinta gobonimadiisa iyo midnimada geyigooda.

2. Waxaa Kaloo la Faraya R / Wasaaara Xukuumadda Federaalka Ah ee Sooomaaliya in der Hƶhe von Baaarlaanka Federaalka Sooomaaliyeed und Hore Keeno Tillaabooyinka Iyo Howlgallada xukuumadda ay ku ialalneje Sarajunta dasduuka iyo badbaadinta Midnimada geyiga Soomaaliya.

Qodobda 4aad:

Baarlamaanka federaalka aha ee Soomaliya waxaa uu dhamaan shacabka Soomaliyed ugu baaqayaa in ayu istaagaan gudashada waajibka saaray muwaadin kasta oo Soomaliyed ee difaaca dalka iyo ialainta midnimada qarabka

Qodobka 5aad

Xeerkan Waxaa Uu Dhaqan Galaya Marka Uu Ansixiyo Baarlamaanka Federaalka Ah Eee Soomaaliya, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ku Meel Mariyo Xeer MadaxƤne, Laguna Soo Saaro Faafinta Rsamiga Ah ee Jamhuhuyiadda Soomaaliya.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: