Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta Fadhigooda ku mamnuucay in shirkadda DP World ay ka howlgeli karin guud ahaanba Soomaaliya.

Kulan xasaasi ah oo xildhibaannada Golaha Shacabka ku yesheen magalaada Muqdisho maanta oo Isniin ah ayeey ka sooaree xeer dhowraya gobannimada iyo madax-bannaaida Soomaliya, iyaga oo dhinaca kalan ka mamnuucay shirkadda DP Welt in einem ka howlgasho guud ahaanba Soomaaliya. Continue reading

Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Wareysi la yaab leh siiyay TV Hon Kabel.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Wareysi gaar ah siinayay TV Hon Cable ayaa sheegay in xiligan munaasab ku aheyn wadahadal ay la galaan Soomaaliya. Continue reading

R/wasaare ku-xgeenka XFS iyo Raâ€iisul wasaaraha Hindiya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada Dal.

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Mohamed Gulleed iyo wafdigiisa oo ku sugnaa Dalka Hindiya ayaa Kulan gaar ah la yeshay Ra’iisal Wasaaraha Dalkaasi Hindiya Narendra Modi. Continue reading

Xildhibaanada haweenka ee ku jira Labada Aqal oo ka hadlay doorka ay haweenku ku dhex leeyihiin bulshada Soomaaliyeed.

haweenka.jpg3

 Xubnaha ka socday baarlamaanka oo ka qeybgalay munaasabadaasi waxaa kamid ahaa Maryan Macalin isxaaq iyo Farxiyo Muumin oo ka socday Golaha Shacabka, Siciido Xasan Cusmaan und Jawahir Axtmed Cilmi oo ka socday Aqalka Sare iyo xildhibaano kale. 

Continue reading

%d bloggers like this: