Madaxweynaha oo sheegay in ay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed ay helaan Garsoorka iyo Cadaalad lagu kalsoonaan karo.!

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Sheegay in einem sooo Gaarayeen-Dacwado-Auto im Juli Maxakamadaha iyo Garsoorka Dalka.

Madaxweynaha ayaa Sheegay in ay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed hellaan Garsoorka iyo Cadaalad lagu kalsoonaan karo, madaama Cadaalladu ku xiran tahay hormar laga sameeyo dhinacyada Amniga iyo xasilinta dalka.

Waxaa ii soo dhamaantay daraasad aan muddo dheerba ku hayay Cadaallada iyo Garsoorka dalka, waxaana la gaaray waqtigii la sixi lahaa, dhawaanna waxaa jiri doona isbadal arintan ku saabsan ayuu yiri madaweynaha oo khudbad ka horjeedinayay xildhibaannada labada Aqal.

Muddo Dheerba Waxaa Oo Jiitamayay Dhaliilo Iyo Eedeymo Dusha Looga Tuarayay Habka AY Shaqeeyaan Laamaha Garsoorka Iyo Maxkamada Dalka, Gaar Ahaan Dacwadaha La Xiriira Muranka Dhulka Oo Dhibaato Weyn ay ka Taagan Tahay.

SomaliSwiss       Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: