Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa cabasho ka dhan ah Wasaarada Maaliyadda Soomaaliya oo ku aadan cashuur kordhinta waxaa und gudbiyeen Gudoonka labada Aqal ee Baarkamaanka Federaalka.
Ganacsatada Ayaa Qoraalkooda Ku Sheegay in Marnaba Aysan Kha Soo Horjeedin Bixinta Canshuurta, Laakin Ai Diidan Yihiin Lacagaha Xad Dhaafka Ah ee Lagu Soo Rogay.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo maalintii shalay khudbad ka horjeediyay xildhibaannada labada Aqal ayaa ganacsatada ku booriyay in ay bixiyaan canshuurta.
Halkan ka Aqriso qoraalka ganacsatada ay u gudbiyeen guddoonka labada Aqal:
SomaliSwiss    Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.