Dowladda Soomaaliya oo Beesha Caalamka u soo bandhigtay qorshaha AMISOM lagala wareegayo amniga dalka

kulan Somalia iyo Beesha caalamkaRa’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyay kulan dowladda Soomaaliya ay ugu soo bandhigeysay Beesha Caalamka Qorsha ciidamada  nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM lagala wareegayo amaanka dalka. Continue reading

Madaxweynaha oo sheegay in ay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed ay helaan Garsoorka iyo Cadaalad lagu kalsoonaan karo.!

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Sheegay in einem sooo Gaarayeen-Dacwado-Auto im Juli Maxakamadaha iyo Garsoorka Dalka. Continue reading

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo cabasho ka dhan ah Wasaarada Maaliyadda u gudbiyeen Gudoonka labada Aqal ee Baarkamaanka Federaalka.

Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa cabasho ka dhan ah Wasaarada Maaliyadda Soomaaliya oo ku aadan cashuur kordhinta waxaa und gudbiyeen Gudoonka labada Aqal ee Baarkamaanka Federaalka. Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo shaqo ka fadhiisiyey Agaasimiha Waaxda Farsamada iyo farsamo yaqaanno kale.

Wasiir YariisowGuddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow ayaa shaqada ka joojiyey Agaasimiha Waaxda Farsamada iyo farsamo yaqaanno ka tirsan waaxdaas oo si sharci darro ah dhul waddo ah ugu cabiray dad rayid ah. Continue reading

Xukuumadda maamulka Somaliland oo jawaabtay go’aankii xukuumadda Federaalka ee isticmaalka Domain-ka â€œSOâ€.

 Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Domain-kii Internetka loo isticmaali jirey Internetka ee Soomaaliya muddo sodan cisho ah lagu bedelo Domain madax banaan. Continue reading

%d bloggers like this: