Advertisements

Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda ee Soomaaliya oo si adag uga hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa dekedda Berbera.

Wasiirka A. Dibadda.jpg2Wasiarda Wasaaradda arimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa dekedda Berbera, kaa oo muran iyo khilaaf cusub ka dhax abuuray dowladda iyo shirkaddda laga leeyahay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ee DP World.

Wasiirka Arimaha dibedda ayaa sheegay inaanu jirin heshiis ansax noqonaya oo lagu galo dhulka Soomaliya, kaasi oo aanay waxba ka ogeyn dowladda federaalka Soomaliya, ansixintiisana aysan soo marin Baarlamaanka.

Wasiir Cawad Ayaa Imaraadka-Kaga-Dagay in Ay-Isku-Dayaan in einem alten Madagaskar-Tag Madama-Banaanida Soomaliya, Wuxuuna-Hiam in der Mitte von Aanay Waxba Ka Jirin.

“Somaliland waa Vater walaalaheena ah waxaa ay ka mid yihiin ummaadda Soomaaliyeed, horumarkooda waan jecel nahay, Imaaraadka qaabka ay dudhaqmeen ma ahan wax wanaagsan, dawad ayaana ka gudbinay” ayuu yiri Wasiirka oo la hadlay BBC-da.

Waxaa ue Sheegay Wasiirka in Jaamacada Carabta ay ist in der Mitte von Umadda Soomaaliyeed tahay mitten in der Dhaafi Karin Oo und die Dafiri Karin, Islampaana in der Karibik Carabtuba und Qirayaan, Islamanaa tahay in La Ixtiraamo.

Dowladda Federaalka Soomaalieya ayaa todobaadkan fadhiga Golaha Wasiirada Jaamacadda Carabta oo ka dhacay Qaahira ku gudbisay dacawad ka dan imaharaadka, waxaana Goluhu ay soo saarea bayaan ay ku shoeeen in ay muqadas tahay madax banaanida Soomaaliya.

SomaliSwiss Qaahira

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: