Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa uga digay dowladaha iho shirkadaha shisheeye inay ku xudgudbaan Qaranimada Soomaaliya.
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo Khudbad dastuu Ah Ka Jediyay Furitaanka Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka labada Gole ee Soomaaliya Ayaa Ka Hadday Arrimo Badan Oo Ay Ka Mittahay Xaaladda Dalka Iyo Horumarka Ay Dowladda Ku Talababsatay.
Waxaan uga digayaa in wadamada shisheeyee iyo shirkahada shisheeyeee aysan ku xadgudbi karin Qaranimada Soomaaliya, waa dhab inaan xaalad adag ku jirno, waa dhab in dhaqaalaheenu ay tahay meel hoose, waa dhab im vater qay aysan fahamsaneyn bixinta canshuurta, canshuur la’aan waa dowlad la’aan, waa dhab in hay’adaha amna aysan ahayn sidii la rabay, intaas iyada oo na heysato, dadka Soomaliyeed daruuf kasta oo ay ku jiraan waa adadadag, dadka Sooaaliyed waa vaqiimeeya dadnimadooda io dowladnimadooda, hal taako oo ka mid ah dhulka Soomaalida inuu und xun ku baxo ma doonayan “ayuu yiri Madaxweynaha dalka.
Madaxweynaha Ayaa Soo Hadal Qaaday Socdaalkii Nabadda Ee Uu Ku Soo Maray Isaga Io Wafdi Uu Hogaaminayo Gobollada Nugaal, Bari, Mudug Iyo Galgaduud Oo Uu Sheegay Inay Tahay Socdaal Nabadeed oo Wachs Badan Sie Qabsoomay, Kuwaasi Oo Ay Ugu Horeeyaan Arrimaha Dib u Heshisiinta.
Waxaan shaqo fiican ka qabanay ooaan ku guuleysanay inaan dib u heshisiin dhab ah u sameyno, magaalooyinka Cadaado, Gaalkacyo, Xeraale iyo Dhuusamareeb, waxaa hadaa meel gabo gabo ah maraida dib und hesiisiinta ka socoto magaalooyinka Belanbal io Guriceel, oo uu howshaasi si fican du sacota, waxanaana garwadeyn kaah Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir. “ayuu Madaxxweynaha hadalkiisa ku daray.
Madaxweyne Farmaajo ayaa Yiri „Sida AAD ogsoontihiin dowladdu waxa ay dalkooda dib ugu soo celisay maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyada Dalalka Äthiopien, Hindiya, Jaziiradda Siishalis iyo Libiya, waxaan Weli ka shaqeyneynaa inaan dalkooda dib ugu soo celino maxaabiista kale ee ku jirta xabsida dalka dibadiisa Ah”
Madaxweynaha dalka mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa xusay in der Woche, die shaqeyneeso sidii ay dib und soo ceshan lahayd doorkii hogaamined ee ay ku lahayd, waxaana uu wax lagu farxo ku tilmaamay in maxkadda caalamiga ah ee cadaaladdda in der Garsoore sare Cabdiqawi Axtmed Yusuf ka noqdo guddomiyaha Maxkamadda Schlamm 25 Sano Kaddib.
Waxaan dhawaan dib und bilaabaynaa wadada hadaladii dhexeysay dowladda Soomaaliya iyo Somaliland, taasi oo salka ku haysa sidii und midnimada und wadaagi lahayn, dadka Soomaaliyeed waa papa Walaalo ah, wixii khilaaf ah waxaan ku dhameyn donaa miiska wada hadalka “ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.