Madaxweyne Farmaajo oo furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ist ein wadi jir ach soo qeyb galeen xubnaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.

Madaxwaynaha oo khudbad und jeediyey xubnaha labada Gole ayaa ku bogaadiyy dadaalka ay ku bixinayaan ka mari dhalinta himilooyinka shacabka Soomaliyed ee ay wakiilka ka yihiin iyo sida ay uga go’antaahy in ay kaalin mug leh ka qaataan dib-u-hanashada sharafta iyo qarannimada Soomaaliya.

“Waxaa Ilaah Mahaddiisa ah, in goleyaasha baarlamaanka io laaamaha kale duwan ee dowladda ay gacmaha ist heystaan ​​oo wada shaqeyn buuxda leeyihiin, taas oo keentay in waxs bahana ay inoo qabsoomaan, waxs bandanna aan gacanta ku hayno, iyadoona in kale inoo qorsheeysantahay. ” Ayuu Yiri Madaxweynuhu.

Madaxweyne Farmaajo oo UGA warbixiyey mudanayaasha Baarlamaanka siyaasadda Dalka, amniga, dhaqaalaha, xiriirka caalamiga ah, DIB u heshiisiinta iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab Ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah oo la shaqeynaysa Dowlad Goboleedyada Dalka ay dhammeystirtay qorshaha abaabulka iyo Heulen gelinta ciidanka , Si dalka looga xoreeyo cadawga Alshabab.

“Dowladu waxa ay dejisay istaraatiijiyadda difaaca Dalka, waxaan bilownay ISKU-dhafka Ciidanka Xoogga Dalka, TAAs oo fududeynaysa in Einem midyno awooddeenna iyo cududdeenna si aan Dalka xoreyno u.”

Madaxweynaha ayaa mar kale cusbooneysiiyie cafiskii uu fidiyey dhallinyarada la marin habaabiyey ee ka tirsan Alshabaab, waxa uuna tilmaamay sida ay uga dhabeysay Dowladda Federaalka Soomaliya ball-qaadkii ku aadanaa dadka ka waantooba falalka argagixisanimo.

Sidookohl, Madaxweyne Farmaajo ayaa ka warbixiyey und seine Frau Dowladda Federaalka kobcinta dhaqaalaha, der Dagaallanka musuq Maasuqa, dib und eegista Das Sidookohl, das Madaxweyne Farmaajo Dayaqalaaha, das Dago usoo celinta dhallinyarada Sooomaaliyeed ee ku jiray qaar ka mittleres ah xabsiyada dalalka shisheeye, soo wareegidda maamulka hawada iyo dib Sooo noleynta kaalinta hoggaamineed ee Soomaliya ay ku lahayd dunida.

Waxaan Dadaal Adag Ugu Jirnaa in einer Markii Ugu Horreysay Hoggaaminno Urur Goboleedka IGAD Oo Aan Ka Mitte Nahay Dowladihi Asaasay. Waxaan Hayansanna Fursad und Wanaagsan in Naloo Doorto Jagadaas. Sidoo kale Waxaan Dadaal Ugu Jirnaa Sidii Soomaaliya Ay Uga Mitte Noqon Lahayd Ururka Ganacsiga Mideysan Ee Waddamada Bariga Iyo Koonfurta Afrika EEE COMESA. “Ayuu yiri Madaxweynuhu.

Madaxweynaha Ayaa Xaqiijiyey in Xiriirka Ka Dhexeeya Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada Dalka Uu Gaarsiisanyahay Heerkii Ugu Sarreyey, Iyadoona Isfahan Iya Wada Tashi Uu Asas yahay.

Dhinaca Grünkohl, Madaxweynaha Ayaa Sheegay in Dhawaan AY Bilaabi Doonaan Wada Hadalladii AY Dowladda Federaalku la Wadday Soomaaliland, Ujeedkuna uu Yahay in der Gaaro Muttaqbal Wanaagsan Iyo Karanno Fayan Karaan Shacab Soomaaliyeed.

“Dadka Soomaaliyeed waa Vater walaalo ahooan kala maarmin, wixii khilaaf ahna waxaan ku dhammeyn doonnaa miiska wada hadallada insha Allahu.”

Madaxweyne Farmaajo ayaa adkeeyey Sida ay uga go’antahay ilaalinta iyo dhowrista Sooohimaha, xornimada iyo midnimada dalka Soomaliyeed, xiriirkasta oo heer caalami und aya asah tahay danaha iyo sharciyada dalka.

Madaxaweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kula dardaarmay labada Gole ee Baarlamaaka Jamhuuriyadda in einer xoojiyaan xiriirkooda, ayna adkeeyaan wada shaqaunta ka dhexeeysa.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: