Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaalijeed Prof Maxamed Cismaan Jawaari Oo Maanta Ka Hadlayay Furitaanta Kalfadhiga 3aad ee Baarlamanka Soomaaliya Ayaa Xukuumadda Federaalka Ka Codsaday Inay Dardar Geliso Ballan Qaadyo Dhowr ah oo ay soo Jeediyeen Kal Fadhigii Kann ka Horreyayay.
Mudane; Jawaari Ayaa Sheegay in Muddada Yar ee ay Higstaan ​​Inta Lagu Gudo Jira Kalfadhigaan Ai Isku Dayi Doonaan, Dib Sie Dejurta Dastuurka, Habaynta Hay’adaha Difaaca Dalka, Salu Dhigidda Fadaraalaynta Dalka, Dimuqaraadiyeynta Soomaaliya, Ka Go’aan Gaaridda Maqaamka Magaalada Muqdisho.
Guddoumiye Jawaari ayaa si weinen ugu nuux-nuuxsaday im Klo baahan yahay in siyaasaddda difaaca Dalka iyo hay’adaha ku shaqada leh waxs laga bedeldo maaddaama aysan xilligian la jaan qaadi karin shuruucdii ka dgsanayd muddadii und dhexeysay 1960 illaa 1972.
Waxuu guddoomiye Jawaari ammaan BallaaRan usoo jeediyay Baarlamanka 10 aad oouu kuu tipmaamay inay ka shaqa badan yihiin kii 9aad 42%, wuxuuna intaa raaciyay inay meel mariyeen muddadii yarayed ee ay shaqaynayeen 33 Jahre, halka Baarlamankii kann ka horreeyayna ay meel mariyeen 14 oo Keliya.
Prof: Jawaarig ayaa dul istaagay Waxs qabadkii xukuumadda oo ay ka Mitte yihiin soo deynta maxaabiis Sooomaliyeed oo ku xirnayd dalal shisheeye, hir gelinta xarumo Dowlaeded oo aad und fara badan, goobahaas oo ay booqasho ku tagen xubnaha Labada Aqal ee Baarlamanka.
Dhismaha Garsoor Madax Banna Oo Uu Shacabku Ku Kusoonaan Karo, Ayauu Sheegay Guddoumiye Jawaari Inuu Udub Dhexaad und Yahay Hannaanka Dowladnimada, Isla Markaana Loo Baahan Yahay in Dib Eegis Lagu Sameeyo Garsoorka Dalka.
Guddoomiyaha ayaa tilmaamay sidoo Grünkohl in Shuruucda Haatan Loo Maro Nabadaynta Dadka Loo Baahan Yahay in Dib und Sixid Lagu Sameeyo, Maddaama Uusan Xilligan Dalka Ka Shaqayn Karin Qodobka ka Degsan Dib und Heshiisiinta Wadciga Jira awgii.
Safarkii u Madaxweynaha ku tagay qaybo ka Mitte Gobollada dalka ayuu guddoomiyhu ku shegay guul Taariikhi ah oo und soo hojatay Ummadda Soomaliyeed, in der Tat Safarkiisu qayb ka ahaa dib und heshisiinta Dadka Soomaaliyeed.
Gauddoiye Jawari Ayaa Ugu Dambaynti Ka Codsaday Ra’iisal Wasaare Kheyre Iyo Guddiyada und Xilsaaran Dib und Heshisiinta Iyo Dibu Eegista Dastuurka in ay Dardar Geliyaan Soo Gudbinta Ajandayaashas, ​​Siu Baarlamanku Ugu Doodo Una Meel Mariyo, Isagoo Codsaday in Lagu Dhakaaqo Ballan Qaadyadii Ay Hore und Samaysay Xukuumadda.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.