Posted on March 10, 2018 by SomaliSwiss
Â

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa uga digay dowladaha iho shirkadaha shisheeye inay ku xudgudbaan Qaranimada Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo uga digay Wadamada iyo Shirkadaha shisheeye inaysan ku xadgudbi karin Qaranimada Soomaaliya.
Posted on March 10, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ist ein wadi jir ach soo qeyb galeen xubnaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Posted on March 10, 2018 by SomaliSwiss
Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaalijeed Prof Maxamed Cismaan Jawaari Oo Maanta Ka Hadlayay Furitaanta Kalfadhiga 3aad ee Baarlamanka Soomaaliya Ayaa Xukuumadda Federaalka Ka Codsaday Inay Dardar Geliso Ballan Qaadyo Dhowr ah oo ay soo Jeediyeen Kal Fadhigii Kann ka Horreyayay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka golaha shacabka Soomaaliyeed oo maanta ka hadlay furitaanta kalfadhiga 3aad ee Baarlamanka Soomaaliya.
Posted on March 10, 2018 by SomaliSwiss
Wasiarda Wasaaradda arimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa dekedda Berbera, kaa oo muran iyo khilaaf cusub ka dhax abuuray dowladda iyo shirkaddda laga leeyahay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta ee DP World. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda ee Soomaaliya oo si adag uga hadlay heshiiskii saddex geesoodka ahaa dekedda Berbera.
You must be logged in to post a comment.