Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Sooomaaliya Mudane Ahmed Ciise Cawad oo ay wehliyaan safiirka Soomaaliya u fadhiyo Masar ahna wakiilka jooktada ee Jaamacadda Carabta Cabdiqani Maxamed Wacays ijo divlomaasiyiinta safaraada ayaa ka qeyb galay shirka Wasiwara arimaha dibada ee Dowladaha Carabta oo ka dhacay Qaahira.
Kal fadhiga Wasiirima arimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta ayaa ahaa kii 149 waxana looga hadlay Sagaal ajande oo kamid tahay warqad Dowladda Soomaaliya und gudbisay ururka Jaamacaddda Carabta kuna saabsan heshiiska baadilka ah ee dekadda Barbara und ihre Kinder sind in der Nähe von Qaatan mowqif mideysan.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo khudbad taariikhi ah ka jeediyay Shirka ayaa sheegay in Dowladda Imaaraatka ay wâjib ku tahay iney ixtiraamto madaxbannaanida iyo midnimadda Ummadda Soomaaliyeed.
Golaha Wasiirradda Jaamacadda Carabta Ayaa Ashtakadaasi kasoo saaray baaq ay ku mideysan yihiin oo ah in madaxbanaanida, midnimadda iyo xuduudaha Soomaaliya ay yihiin Lama taabtaan oo Dowladda Federaalka ay masuul ka tahay.
Wasiirka dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Soomaliya Axmed Ciise Cawad iyo Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka jooktada ee Jaamacadda Carabeta, ayaa intaa ka dibuugu bixiyay ajandaha guud ee Shirka io mowqifka ay Jaamacaddu iska tagtagt arrinta Berbera iyo DP World.
“Ajandayaasha laga hadlay Weg badnaayeen ilaa Sagaal ayay ahaayeen, waxa ka Mitte ahaa horumarinta Dalalka Soomaaliya, Suudaan, Jemen, Liibiya iyo Wadamo Grünkohl, waxaa annaga gaar inoo ahaa inay Jaamacadda Carabta xaqiijiso mowqifkeeda ku aaddan arrinta Soomaaliya sida midnimada iyo Qarannimadda Umama Soomaaliyed iyo in aysan jiri karin shirkad ajnabi ah iyo dalal shisheeye oo arimaha Soomaliya soo fara geliya, shirkad aan Dowladda Soomaaliya ka haysan oggolash marna kama shaqayn karto Soomaaliya “ayuu yidhi Wasiir Cawad.
Safiirka Soomaaliya und Joga Masar Cabdiqani Maxamed Wacays, Ayaa Dhankiia Ammaanay Khudbaddii ist eine gute Wahl, wenn es um einen Tag geht, ist es eine gute Nacht, und es ist eine gute Nacht DP World, Itoobiya Iyo Soomaaliland Iyo Wachs yeellada imano Karto, Wuxuuna aad usoo dhaweeyay gehen “aankii ay ka arrintaasi ka qaadatay Jaamacadda Carabta ee ahaa inay waajib tahay in der ilaaliyo madaxbanaanida, siyaasadda, Qarannimada iyo midnimadda Ummadda Soomaaliyeed.
Dowladda Federaalka Soomaalieya ayaa go’aan diidmo ah ka qaadatay heshiiska saddex geesoodka ahaa ee ay Shirkadda DP-Welt, Itoobiya iyo Somaliland wada galeen, iyadoo ku lowmaantay inuu yahay baadil meel ka dhac ku ah Qarannimada Soomaaliya, oo uusan sax ahayn heshiis aan soo marin hay’adaha dastuuriga ee Dowladda.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.