Advertisements

Ururka Jaamacadda Carabta oo mowqif mideysan ka qaatay heshiiska DP World ee dekadda Berbera

Wasiirka arimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Sooomaaliya Mudane Ahmed Ciise Cawad oo ay wehliyaan safiirka Soomaaliya u fadhiyo Masar ahna wakiilka jooktada ee Jaamacadda Carabta Cabdiqani Maxamed Wacays ijo divlomaasiyiinta safaraada ayaa ka qeyb galay shirka Wasiwara arimaha dibada ee Dowladaha Carabta oo ka dhacay Qaahira. Continue reading

Advertisements

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Somalia oo safar shaqo ugu anbabaxay dalka India

Mahdi.jpg5Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu anbabaxay dalka India, halkaasi oo ay uga qeyb galayaan shir caalami ah oo ku saabsan ka faa’idaysiga Khayraadka Tamarta dabiiciga ah. Continue reading

Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya oo lagu soo wareejiyay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.

Internetka SomaliaHay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan Dowladda, balse wixii hadda ka dambeeya lagu soo wareejiyay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo masuul ka ah maamulka Astaanta qaranka sida uu qorayo qodobka 54aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka Continue reading

%d bloggers like this: