Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo magaalada Washington kula kulmay kaaliyaha Xog-hayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmay kaaliyaha Xog-hayaha Arimaha Dibadda dalka Mareykanka David Malpass, kulanka oo saacad iyo Wachs ka badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan.

Labada masuul ayaa kulankooda diirada ku saaray horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya, xoojinta doorka Mareykanka ee caawimaadda Soomaaliya, die Wanaagga und die Dagaallanka Argagixisada.

Wada hadalka aan la yeeshay kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka waxa uu ahaa mittlere jawi wanaagsan ku soo dhamaaday, ujeedka wuxuu ahaa sidii loo xoojin lahaa caawimadda Soomaaliya, sidoo kale waxaa jiray kulamo kale oo und yeeshay mas’uuliyiinta dalkan, ” ayuu yiri ra’iisal wasaare Kheyre

Ra’iisal Wasaare Kheyre Ayaa Magaalada Washington Ee Dalka Maraykanka und Qeyb Galay Shirka (Forum-Zerbrechlichkeit 2018) oo looga hadlay Maareynta Dhibaatooyinka ka dhasha Nabadgalyo xumida iyo Xasilooni darada.

Ra’iisul waräre Xasan Cali Khayre ayaa shirkaasi caalamiga ah kaga jawaabay su’aalo la xiriiray talaabooyinka ay xukuumadiisu ka qaaday soo celinta xasiloonida dalka, die dagaalanka sabolnimada, musuqa iyo hagaajinta hanaanka maamulka dhaqaalaha dalka.

SomaliSwiss New York

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: