Qaramada Midoobey : Haweenka Soomaaliyeed waxay dhigeen taariikh lama ilaawaan ah

Maanta oo ku beegan Maalinta Caalamiga ee Haweenka Ayaa Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya uu haweenka Soomaaliyeed UGU hambalyeeyay guusha ay hiigsanayaan islamarkaana sannadihii u dambeeyay ka gaareen dhinacyada horumarka gaar Ahaan arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha, waxuuna sidoo kale ku bogaadiyay kaalinta Siman ee ay haweenku ka qaataan horumarinta iyo wadajirka bulsho Soomaaliyeed.

Krieg Saxaafadeed uu soo saaray Ergayga QM und qaabilsan Soomaaliya Herr Michael Keating ayaa lagu sheegay: “Haweenka ayaa isku hayay qoysaska Soomaaliyeed inii lagu jiray sannadihii dheeraa ee fowdada iyo colaadda habaysan ee dalka,”.

Haweenka Soomaaliyeed Waxay Digeen Taarich Lama Iawaawan ah Xilligii Hanaankii Doorashada Ee Sannadkii 2016, Waqtigaas Oo AY MURASHAXIINA HABENKA AHU Guuleysteen Boqolkiiba 24 Kuraasta baarlamaanka Federaalka. Iyadoo dhanka kalana ay Kumanaan haween ah oo codkooda ka dhiibtay 275 Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya.

Daraasad la sameeyay ayaa waxaa lagu in 4 ka Mitte ah 10 kasta oo haweenka dhallinyarada ahi yihiin kuwo dhaqaale ahaan und firfircoon.

Haweenka ayaa sidoo kale hada ka baahaya dhinacyada qabashada shaqada iyo wax soo saarka nolosha ee dhaqan ahaan ay raggu qaban jiraan, gaar ahaan zwischendurch badan ayaa mas’uuladda u qbtay wachs soo saarka dakhliga qoyska hasse ahaatee, haweenka soomaaliyeed ayaa waxay wel wajahayaan takoor ballaaran iyo caqabado badan oo hortaagan horumarkooda xirfadeed iyo kan waxbarasho.

Daraasaad horay klo sameeyay ayaa waxaa lagu xaqiiiyyay In der Woche von Qiyaasay boqolkiiba 98 oo ka Mitte ah dhammaan haweenka iyo gabdhaha Soomaaliyeed lagu sameeyay gudniinka fircooniga. Tacaddiyada galmada iyo kuwa ku saleysan jinsiga qofka.

Iyadoo xaqiiqdii ay jiraan dhibaatooyin adag oo haysata malaayiin haween ah oo ku nool dalkoo intiisa badan, haweenka Soomaaliyeed ee dhallinyarada ah waxay helaan dhaqaale iyo fursado aad yar, marka loo fiiriyo dhiggooda raga ah.

Warsaxaafadeedkan Ayaa Ugu Dambebeni Lagu Yiri “Caqabadahan Waa in Wachs Laga Qabtaa Oo Laga Gudbaa Iyadoo La Sameynayo Shuruuc Adag, Siyaasado Dowladeed Iyo Barnaamijyo Wachs Ku Oawl ah. Ka qaybgalka haweenka ee go’aan qaadashada xilalka hoggaamineed oo la kordhiyo ayaa lagama maarmaan ah, “ayuu yiri Md. Keating.

Awood siinta haweenka ayaa wel ahmar udubdhexaad und ah dadaallada Qaramada Midoobay ay wachs kaga qabanayso caqabadaha bansho, kuwa dhaqaale iyo kuwa siyaasadeed ee Soomaaliya iyo adduunka oo dhan. Maalintan oo sannad walba la xuso 8da bisha Maarso, mowduca xuska sannadkan waa: “Waqtigu waa Hadda: U ololeeyeyasha miyiga iyo magaalada oo isbedel ku sameynaya nolosha hawenka.”

Isagoo jeedinaya farriintiisa sannadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Haweenka ee 8-da Maarso, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres wuxuu caddeeyay in “gaaridda sinaanta jinsiga iyo awood siinta haweenka iyo gabdhaha ay tahay shaqada aan weli dhameystirmin ee waqtigeena, ioo caqabadda baniaadan ee ugu weyne ee ka jirta adduunka oo dhan. “

SomaliSwiss      Muqdisho

 SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: