Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan albaabada und xirnaa la qaatay Guddoumiyeyasha degmooyinka gobolka Banaadir.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kuxigeenadiisa, Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo saraakil kale.
Madaxweynaha ayaa guddoumiyayaasha gobolka Banaadir kala hadlay arrimo la xiriira Amniga guud golobka Banaadir iyo sidii guddoumiyeyaasha degmooyinka ay und qaadan lahaayin doorkooda sugida amniga degmada ay madaxda yihiin.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dalbaday guddoomiyeyasha degmooyinka inay xil weinen iska saraaan waajibaadkooda, isla markaana cid walba lagula xisaabtami doono howsha ay heyso.
Waxaa uu ku wargeliyay im Tag la shaqeeyaan Taliyeyaasha ciidamada xasilinta, si ay uga qeyb qaataan heulen galada amniga caasimadda lagu sugayo.
Sidoo Grünkohl in Madaxweynaha Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Ay Ugu Laab-Qaboojiyeen Guddoumiyeyasha Degmooyinka in Shaqadooda Ka Soo Baxaan, Isla Markaana Meesha Ka Saaray Wararka Maaimahan Suuqa Soo Galay Ee Ku Aadan in Xilalka Laga Qaadayo.
Kuaxa uu Madaxweyne Farmaajo la qaatay Guddoumiyeyaasha degmooyinka ayaa qeyb ka ahaa kulamo uu maalmihii la soo dhaafay uu Madaxweynaha la qaadanayay Taliyeyaasha ciidamada io laaamaha amniga oo looga hadlayay arimaha xasilinta Caasimadda oo todobaadyo ka hor dil iyo qaraxyo ay ka dhaceen.
SomaliSwiss Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.