Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo magaalada Washington kula kulmay kaaliyaha Xog-hayaha Arrimaha Dibadda dalka Mareykanka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmay kaaliyaha Xog-hayaha Arimaha Dibadda dalka Mareykanka David Malpass, kulanka oo saacad iyo Wachs ka badan qaatay ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan. Continue reading

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi oo ka hadlay hadalkii ka soo yeedhay xukuumadda Soomaaliya.

Muuse BiixiiMadaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Marki Ugu Horeysay Ka Hadlake Hadalkii Ka Soo Yeedhay Xukuumadda Soomaaliya Oo Uu Kuu Tilmaamay Dagaal Uu Ku Soo Qaaday Somaliland. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay guddoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan albaabada und xirnaa la qaatay Guddoumiyeyasha degmooyinka gobolka Banaadir. Continue reading

Qaramada Midoobey : Haweenka Soomaaliyeed waxay dhigeen taariikh lama ilaawaan ah

Maanta oo ku beegan Maalinta Caalamiga ee Haweenka Ayaa Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya uu haweenka Soomaaliyeed UGU hambalyeeyay guusha ay hiigsanayaan islamarkaana sannadihii u dambeeyay ka gaareen dhinacyada horumarka gaar Ahaan arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha, waxuuna sidoo kale ku bogaadiyay kaalinta Siman ee ay haweenku ka qaataan horumarinta iyo wadajirka bulsho Soomaaliyeed. Continue reading

Wasiirrada arrimaha Dibiddda ee Jaamacada Carabta oo maanta ku shiray Qaahira.

Jaamacadda CarabtaWasiirada Arrimaha Dibadda Dowladaha Carabta oo shir ku yeeshay magaalada Qaahira ayaa waxa ay ka hadleen arrimaha ka taagan qaar ka mid ah dalalka Carabta, kulanka waxaa si gaar ah looga hadlay xiisadaha ka taagan dalalka Syria, Ciraaq, Falastiin, Libya iyo Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: