Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow oder auch Dalka Al-jeriya, kagana qeyb gali Doona shirka 35aad ee Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Dalalka Carabta, ayaa maanta la kulmay Wasiirka arimahua gudaha dakaasi Mudane Samiir Al-mubiiydayn, iyaggoo kawada hadlay arrimo badan oo quseeyo labada dal.
Wasiir Isloow, Ayaa Wasiirka arimaha Gudaha Urdun Warbixin Ka siiyay Xaaladda Amni ee Soomaaliya, Sida ay und Shaqeyso Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya in Qaabka Ciidammada AMISOM ay uga baxayaan dalka markii uu dhammaado waqtigooda.
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Wasiirka arimaha gudaha ka codsaday kobcinta awooda Ciidanka Soomaaliya, Tababaro iyo agab in la kaabo hay’addaha Amaanka, in der iska kaashado Amniga iyo Kibradaha, in la sameeyo xog ist wydaarsi und dhaxeea Hay’addaha Amniga iyo In La Saameeyo Guddi Heer Wasiir ah Oo Kawada Shaqeeya Arrimaha Amniga.
Dhinaca kale Wasiirka Amniga Gudaha ayaa Galabta ku qaabilay deegaankiisa Mudiirka Jaamacada Naayif alcarabiya ee culuumta amniga Dr. C / majiid bin C / lla Al-bunyaan, isaggoo wasiir ducaale u hambalayeyayay Dr. med. / Mathiad oo dhowaan doortay Mudiirka Jaamacadda, Halkaas oo ay kaga wada hadleen siddii ay Jaamacada uqu qaban lahayd Booliska & Ciidamada Amniga tababaro kala duwan loogana heli lahaa waxbarasho bilaasha oo loogu deeqo Booliska iyo Amniga.
Wuxuu balan qaaday mudiirka jaamacada inuu diyaar u yahay Wachs alaia waxii lagu horumarinayo Ciudammada Soomaaliya, Gaar Ahaan (Booliska) Lana Kala Saxiixan doono heshiis und Dhaxeeya Wasaaradda & Jaamacada.
SomaliSwissĀ Ā Ā Ā Al-Jeris
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.