Taliyaha howlgalka ciidamada Mareykanka ee Africa oo Aqalka Wakiilada ee Mareykanka uga warbixiyay howlgallada ka dhanka ah Al Shabab.

 Taliahahulgalka ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo soo gaabiyo Afrikom Gen. Thomas D. Waldhauser ayaa shalay guddiga arimaha ciidamada ee Aqalka Wakilada ee Mareykanka und warbixiyay howlgallada ka dhanka ah Al Shabab ee uu taliskiisu ka wado Soomaaliya.

Gen-thomas ayaa waxa uu Sheegay Howlgalka ay ka wadaan Sooomaliya in uu qeyb ka yahay dadaalada caaamiga aha ea lagu caawinayo Soomaliya, und dadka Soomaliyeed ay und dhameystirtaan dhismaha Ciidanka Qaranka.

Wuxuu Sheegay in Al-Shabaab und Katar Ku Yihiin Sooomaaliya Iyo Gobolka, Isaga Oo Tusaale und Soo Qaatay Qaraxii 14-Kii Oktober Sanadkii Hore Ka Dhacay Isgoyska Zoobe, KaaÅŸa Oo Ay Ku Dhinteen in Ka Badan 500 Oo Ruux.

“Ma Dhahayo Katar Weg Dhamaatay Laakin Inaga Oo Ku Saleyeneina Qaar Ka Mitte Ah Howlaha Aan Qabanay Oo AY Barbar Socdaan Wada Shaqeynta Saaxiibadeena Kale Ee Kaalamka Ayaan Waxa Aan Dhihi Karnaa Taasi Waxa Ay Sababtay in Shabaab Ay Maamulaan Dhul Yar, 14-Kii Oktober Waxaa Jiray qarax wey oo ka dhacay Muqdisho, kaddib waxaa und maqnaayen Afar bil hadana dhamaadkii February Muqdisho ayeey qarax ka geysteen, welk kooxdan si buuxda loogama guuleysan, laakin waxaa aan rabno hadaa ayaa ah in ciidamada qalabka ay sida ay mareeyaan sifeynta kooxdan.

Taliha ayaa meesha ka saaray sheegashada ah in weberarki Baiirre ka dhacay sanadkii hore ay ku dhinteen vater rayid ah oo ay ka mid ahaayeen Dumar iyo Carruur, isaga oo intaa ku in baaritan arintaa lagu sameeyay im taasi aysan aheyn wachs dhacay.

Ciidamada Mareykanka ee ka heulgala Afrika gaar ahaan Soomaaliya ayaa ka taageera Ciidamada Dowladda Federaalka dhinacyada tababarka io Howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Mareykanka, Ayaa muddooyinkii Dambe Waxa ay kordhiyeen Duqeymaha ay ka Gaysanyaan Koonfurta Soomaaliya, Iyaga oo Dilay Saraakil Badan oo Shabaab ka Tirsan.

SomaliSwiss          Pentagon

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: