Advertisements

Ra’iisul wasaare ku xiggeenka XFS oo maanta ka qayb galay kulan loogu hadlaya siyaasadda Qaran ee cayaaraha.

Isbortiga.pngRa’iisal wasaare ku xiggeenka dalka Mudanes Mahadi Maxamed Guuleed, ayaa maanta daahfuray munaasabaddda dajinta siyaasadda Qaran ee horuimarinta cayarahaha ijo dardargalinta qorsha hawleedka sanadkan 2018-da.

Isbortiga.png1Daahfurka dajinta siyaasada Qaran ee ciyaaraha Dalka oo ay soo agaasintay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ay kasoo qeyb Galeen wakiilo ka socda dowladda goboleedyadda Dalka, Gobolka Banaadir iyo bahda Sportiga, Ayaa loogu talo Galay in lagu xoojiyo hormarinta dhalinyaradda ciyaaraha wasiiradda, waxaana daah Furay Ra’iisul Wasaare ku xiggeenka dalka ahna ku simahah raiisul Wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guleed.

Wasiara Wasaaradda Dhalinyarada Icho Chiyaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Marwo Khadijiya Maxamed Diiriye, Ayaa Sheegtay in Dowlad Goboleedadda Dalka Ai Isku Aragti ka Yihiin Hirgelinta Siyaasada Qaran Oo Ku Aadan Horizarinta Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha.
Isbortiga.png2.pngRa’iisul Wasaare ku Xiggeenka Dalka Mudane Mahadi Maxamed Guuleed, Ayaa Waxa
Uu Sheegay in Dowladda Ahmiyad Weyn Siineyso Hormarinta Dhalinyaradda, Dowladanu Sanadankaan 2018 AY Leedahay Qorsha Howleed Ku Aadan Dhalinyaradda.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa talaabooyin und qaaday dhinaca horumarinta cayayaraha, iyaddoo muddo dheer ka dib la soo celiyay ciyaarihii goboladda oo haatan xulalka dowlad goboladeedyada ku loolamaan sanad kasta.

SomaliSwiss      Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Advertisements
%d bloggers like this: