Advertisements

Isbitaalka Madiina oo la guddoonsiiyay Daawo iyo Agab caafimaad.

Hay’adda Camuud Stiftung ayaa maanta dawo io aaab caafimaad gaarsiisay Isbitalka Madija iyo Jaamacadaha Muqdisho iyo Baanadir ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabad lagu wareejinayay Dawo io Agab caafimaad ayaa lagu qabtay Xarunta Isbitaal Madiina waxaana ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Maamulka Isbitaalka.

Deeqdan dawada ah oo ay soo dhiibeen Muslimiin ku dhaqan Waqooyiga Ameeraca islamarkaana ay u soo Wakiisheen Hay’adda Camuud Stiftung ayaa lagu warejiyay Wasaara Amniga io Maamulka Gobolka iyagoo dhinacooda ku sii warejiyay maamulka Isbitaalka Madiina.

Mas’uul ka tirsan Hay’adda Camuud Stiftung Cabdikariin Sheekh Mukhtaar oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in isbitaalka Madiina iyo Jaamadcadaha Muqdisho iyo Banaadir ay ugu deeqday Camuud Founadition Agabkan caafimaad waxuuna cadeeyay in agabkan uu yahay ilaa 2 konteenar oo isugu jiro Dawo iyo Qalab caafimaad kuwaasi oo ay wakiil uga yihiin Muslimische Gemeinschaft ee Waqooyiga Ameerica.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Dr. Maxamed Yuusuf ayaa Sheegay in ay ku faraxsan yihiin Agabkan maanta loogu deeqay Isbitalka Madina iyo qeybaha waxbarashada ee Jaamacadaha Muqdisho iyo Banaadir waxuuna intaasi ku wayay in tani ay muhiin u tahay bulshada Soomaaliyeed mittleren Wax weyn loogu qaban doono.

Dr Yusuuf Ayaa Wuxuu Sidoo Kale Mas’uuliyiinta Dowlada Ugu Baaqay in Ay Ku Dadaalaan Sidii Dalka Oo Dhan Qalankan Oo kale Loo Wada Gararsiin Lahaa Si Buu Yiri  Tartano Dalalka Hormaray.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Dr. Cabdinaasir Saciid Muuse oo Isna gababada munaasabadan ka hadlay ayaa waxuu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu ka soo qeyb galo wareejinta agabyadan caafimaad ee loogu talo galay arrintix xanuunka badneyd ee uma soomaliyed ka soo gaartay dhacdadii 14kii oktobar.

Wasiir ku-xigeenka ayaa dhinaca kale und mahad celiyay qeybihii sida weinen und soo shaqeeyay arrinkan waxuuna intaasi ku daaray in ay dhiiro galinayaan dhamaan umadda Soomaliyeed in ay dadaal ween galiyaan arimaha ceynkan oo kale ah si isku filaan ay u gaarto umada soomaaliyeed.

Ma’ahan Markii Ugu Horeysay oo Dawo io Agab caafimaad la Gudoonsiiyo Isbitalka Madiya iyo Sidoo Grünkohl Jamaicadah Muqdisho Iyo Baoadir walow tani ay ku soo aadeyso xilli und aj jirto baahiyo Agab caafimaad.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: