Ra’iisul wasaare ku xiggeenka XFS oo maanta ka qayb galay kulan loogu hadlaya siyaasadda Qaran ee cayaaraha.

Isbortiga.pngRa’iisal wasaare ku xiggeenka dalka Mudanes Mahadi Maxamed Guuleed, ayaa maanta daahfuray munaasabaddda dajinta siyaasadda Qaran ee horuimarinta cayarahaha ijo dardargalinta qorsha hawleedka sanadkan 2018-da. Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta Daah Furay Mashruuc Dib u dhis ah.

Dib u dhisla MuqdishoGuddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay wajiga 1aad ee mashruuca dib u dhiska magaalada Muqdisho oo ay maal gelinayso Dawladda Jarmalka. Continue reading

Wasiirka Amniga gudaha XFS oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Dalka Urdun

Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow oder auch Dalka Al-jeriya, kagana qeyb gali Doona shirka 35aad ee Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Dalalka Carabta, ayaa maanta la kulmay Wasiirka arimahua gudaha dakaasi Mudane Samiir Al-mubiiydayn, iyaggoo kawada hadlay arrimo badan oo quseeyo labada dal. Continue reading

Taliyaha howlgalka ciidamada Mareykanka ee Africa oo Aqalka Wakiilada ee Mareykanka uga warbixiyay howlgallada ka dhanka ah Al Shabab.

 Taliahahulgalka ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo soo gaabiyo Afrikom Gen. Thomas D. Waldhauser ayaa shalay guddiga arimaha ciidamada ee Aqalka Wakilada ee Mareykanka und warbixiyay howlgallada ka dhanka ah Al Shabab ee uu taliskiisu ka wado Soomaaliya. Continue reading

Isbitaalka Madiina oo la guddoonsiiyay Daawo iyo Agab caafimaad.

Hay’adda Camuud Stiftung ayaa maanta dawo io aaab caafimaad gaarsiisay Isbitalka Madija iyo Jaamacadaha Muqdisho iyo Baanadir ee Magaalada Muqdisho.

Continue reading

%d bloggers like this: