Advertisements

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo sheegay in Maxaabiis laga soo daayay Xabsiyada Liibiya oo Muqdisho ku soo Wajahan

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi Oo und Waramayay Wakaaladdda SONNA ayaa faah faahin ka bixiyay qeybtii labaad ee maxaabiis Dowla Soomaaliya und soo deysay xabsiyada Dalka Liibiya, Kuwaasi und soo amba baxay.

Tahriib LiibiyaDanjire Cai Siciid Ayaa Xusay in Haatan 13 Qooo oo Ka mid und Qeybtii Labaad ee Maxaabiistaasi und Diyaarada ka soo qaaday Magaalada Tripoli Ee Dalka Liibiya, Kuwaasi und Kusoo Wajahan Soomaaliya.

Waxaa Garoonka magaalada Tripoli ee Liibiya ku sagootinay 13 Qo oo dhalinyaro acho soa bixiyay Xabsiyada Taruja iyo Ziika, Sedex iyo tobankaasi dhalinyaro Xamar ist ein soo socdaan, wachsam soo marayäan Tunis, kadib Istanbul kadib Xamar ayay beri ku soo wajahanyihiin, 48 kale oo hadda isqortay oo hawshooda ay diyaar yihiin waxaan rajaynaynaa in isbuca soo socda ay soo amba baxaan, halmar diyaarad looma heli karo oo ay ku wada imaan karan, sidaasi ayaa loo kala qadaa “. Ayuu Yiri AMB. Fiqi.

Cali Siciid Fiqi Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa xusay in Dadan la soo daayay ay yihiin kuwii ku jiray xabsiyada ku yaala goobaha ay gacanta ku hallo Dowladda Liibiya, isagoo xusay in kuwa kale ee kujira gacanta magafayaasha aan loo tagi Karin sababo dhanka ammaanka la xiriira.

Dowladda Soomaaliya Ayaa Dadaal Ugu Jirto Sidii Soo Deyn Lahaa Dhamaan Muwaadiniinta Sooomaaliyeed Oo Ku Jira Xabsiyo Kuyaala Dalalka Caalamka, Maalin ka hor ayay Ahayd Markii Garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga soo dejiyay 76 von oa ahaa tiradii ugu dambeysay maxaabiis in Muddo und ku xinnayd xabsiyada Dalka Indien .

Horey Waxay Doway und sooo Deysay Maxiabis Wadamo Grünkohl, Sida Itoobiya Iyo Jasiiradda Seychellen, Waana Marki Ugu Horeysay Tiro Intaasi La z. B. Maxaabiis Sooomaliyed ah Laga Soo Daayo Xabsiyada Caalamka.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Advertisements
%d bloggers like this: