R/wasaare Khayre oo ka sheegay kulanka ka hortagga Musiibooyinka sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka Abaaraha

Kheyre New YorkRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay kulanka Bangiga Adduunka ee ka furmay magaalada Washington D.C ee dalka Maraykanka, loona yaqaano (Fragility Forum 2018) . Waxuuna ku baaqay in la helo hab cusub oo xoojinaya xal u helida, dhibaatooyinka bani’aadanimadda ee ka yimaada musiibooyinka ka dhasha saamaynta falalka dadka iyo kuwa dabiiciga ah. Continue reading

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo sheegay in Maxaabiis laga soo daayay Xabsiyada Liibiya oo Muqdisho ku soo Wajahan

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi Oo und Waramayay Wakaaladdda SONNA ayaa faah faahin ka bixiyay qeybtii labaad ee maxaabiis Dowla Soomaaliya und soo deysay xabsiyada Dalka Liibiya, Kuwaasi und soo amba baxay. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in goor dhow la billaabi doono Dhismaha Aqalka Golaha Barlamaanka.

Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaalieya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa markii hueissay ka hadlay qorsha lagu dhisayo guriga baarlamaanka oo ku burburay dagaaladii sokieeye. Continue reading

Magaalada London oo maanta ka furmaya shir looga hadlayo wax ka qabashada Abaaraha ku dhuftay dalka Soomaaliya.

LondonMagaalada London ayaa maanta ka furmaya shir looga hadlayo wax ka qabashada Abaaraha soo noq noqday ee dhuftay dalka Soomaaliya Sanadihii la soo dhaafay. Continue reading

%d bloggers like this: