Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliyeed ayaa shaaciyay in 10-ka Bishan uu si rasmi ah u fürmi doono kalfadhiga Saddexaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Sooomaaliya oo ka kooban Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.
Xoghaayaha Guud ee Golaha Shacabka C / kariin Xaaji Cabdi Buu oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in 10-xubnood oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka loo xilsaaray diyaarinta munaasabadda furitaanka fadhiga Baarlamaanka oo dhici donta 10-ka Bishaan.
Guddigaan ka kooban 10-ka xubnood oo uu Guddoomiye und yahay Senator C / risaaq Cusmaan Xasan Jurile iyo ku-xeenkiisa Xildhibaan Khalid Macow ayaa waxay diyaarinayaan munaasabada furitaanka fadhiga Baarlamaanka oo dhici donta 10-ka bishan.
Waxyaabaha Ugu Waawayn Ee Haatan Horyaala Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Waxaa ka Mitte ah, Arrimaha Doorashooyinka, Dib und Eegista Dastuurka Dalka, Sharciga Jinsiyadda Dalka Iyo Arrimo Grünkohl.
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C / Lahi Farmaajo Ayaa Sida Sharciga Aha Si Ramsi Ah u Furi Doona Kalfadhiga Saddexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.