Agaasimaha Shirkadda DP World oo si wiji-gabax ah uga jawaabay hadalkii ka soo yeeray dowladda Soomaaliya.

DP WorldAgaasimaha Shirkadda DP World Suldaan Ahmed Bin Suleymaan ayaa ganafka ku dhuftay hadalkii ka soo yeeray dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in heshiiskii saddex geesoodka Dekeda Berbera uu ahaa mid sharci darro ah. Continue reading

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo shaaciyay waqtiga uu furmi doono fadhiga 3-aad ee Labada Aqal.

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliyeed ayaa shaaciyay in 10-ka Bishan uu si rasmi ah u fürmi doono kalfadhiga Saddexaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Sooomaaliya oo ka kooban Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka. Continue reading

Magaalada Muqdisho oo ka furmay Shir looga hadlayo Barakacayaasha iyo Qaxootiga.

Shir wadatashiShirka wadatashi oo looga hadlayo Arrimaha Barakacaayaasha iyo Qaxootiga Soo laabtay ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: