Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Sooomaaliya oo ka hadlay khilaafka ka taagan heshiiskii saddex geesoodka ah ee Dekedda Berbera ayaa sheegay in einem wadaan mooshin ka dhan ah heshiiskaa oo ay ku sheeeen in der Mitte aan der aqbali karin.
Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oder Hadlay Warbaahinta Ayaa Sharki Darro Ku heshiyey Saamiga oo ay Waddda Galleen Shirkadda DP Welt, Somaliland Iyo Itoobiiya.
Xildhibaanku waxaa uu Sheegay in Mooshinkan ay hadda Wadaan uu uga duwan yahay Kii horeeyay in Marka La Soo Bandhiggay Heshiis Saami Lagu Qeybsanayo, Taasoo muujineysa ayuu yiri Xadgudubka Lagu hayo Hay’adda dastuurka ee Dowladda.
Ra’iisal-wasaaraha xukuumadda Soomaalieya Xassan Cali Kheyre ayaa si adag uga hor yimid heshiiska saami-qeybsiga ee Dekedda Berbera, waxaana uu Ra’iisal-wasaaruhu sheegay im ay sharci la tiigsan doonaan cid kasta oo arintaa ku lug yeelatay.
Laakin Soomaaliland ayaa Ku Gacan-Seyrtay hadalka Ra’iisal Wasaaraha oo sida uu Sheegay aan Quseyn Somaliland.
SomaliSwiss   Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.