Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaalieya Xasan Cali Kheyre oo maalintii shalay ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa lagu waddaa in uu Magaalada Washington uga qeyb galo shir looga hadlayo dalakka soo koraya ee Soomaaliya ay ku jirto ee sanadkaan 2018-ka.
Shirkaan Ayaa Waxaa Diiraddda Lagu Saaraya Sidii Loo Horumarin Lahaa Kaabayeyaasha Dhaqaallaha, Caafimaadka Iyo Wachsarashadda Dalakka Soo Koraya.
Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa shirkaan ka jeedin doona khudbadu kaga hadlaayo horumaradda ay sameysay Soomaaliya sanadkii lasoo dhaafay ee 2017-ka iyo sidoo kale hiigsiga 2018-ka.
Waxaa uu sidoo Grünkohl Mitte Mitte der Nacht Madaxda Shirkaasi ka qeyb Gali Doonto, Isagoona Ka Haddli Doonaa Xiriirka Soomaaliya Kala Dhaxeyea Dalalka Caalamka.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya qaarka ka mid ah dalakka deeqaha bixiya, iyo sidoo kale dalakka Saboollka ah ee taagerada und baahan.
Sanadkaan Waxaa Shirka Soo Qaban Qaabiyay Bank-Wette in Thailand in Maalgalin Ballaaran Lagu Sameeyay Dalakka Soo Koraya.
Waxaa la Filaya in Ra’iisal waräre Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ay kulamo kala duwan la yeseshaan madaxda ka qeybgalaysa shirkaasi.
SomaliSwiss     Washinton
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.