Advertisements

Dowladdaha Federaalka Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis la xiriira hormarinta wax soo saarka.

Munaasabadan oo ku saabsaneyd Mashaariic horumarineed ay ku kala saxixanayeen Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka iyo Heu “addieren Horumarinta dalka Turkiga ee TiKA ayaa ayaa   ujeedada tahay  wax ka qabadashada biya xireenada wabiga shabeelle, Saabuuni  iyo keydka  Biyaha Xawaadleey.

Munaasabaddan waxaa goobjoog ka ahaa Ku simaha Ra “iisul Wasaaraha ahna Ra” iisul Wasaare Ku’xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guleed, Qar ka Mid ah Golaha Wasiirada, Ganacstada beeraleyda dalka, Safiirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga iyo Madaxda Hay’adda TIKA.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciud ayaa muhiimada uu leeyahay heshiiskan faah faahin ka bixiyay ayaa sheegay in mashruucaan faa’ido weinen und yeelan doono Beerealeyda, wuxuuna biyo ku filanen siin doonaa dhul ku dhow boqol kun oo Hectar.

Sidoo kale, Wasiirka Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciud Ayaa Sheegay in Heshiiskaan Sidoo Kale uu ka tari dooma fatahaada uu saameeyo Wabiga, islamarkaana Dibaato u geysta Dhul Beereed iyo Sidoo kale Deegaano Badan Oo dad degan yihiin.

Isku xiraha Hey “adda TIKA Galib Yilmaz ayaa sheegay in mashaaricdan horumarineed ay ka shaqeyn doonann sidii waxs looga qaban lahaa biyaha xireenka Wabiga shabeele io keydka biyaha, wuxuuna saxiixa maanta wada gaarnay Wasaaradda Beeraha Dowladda soomaaliya muhiimad siinayaa horumarka wachs soo saarka Soomaaliya.

Safiirka dalka Turkiga Soomaaliya olgan Bäcker oo munaasbada ka hadlay ayaa waxuu tilmaayay in ay dowladda Turkei ay go’an tahay gacansiinta shakabka Somaaliyed iyo Dowladda.

Wuxuuna karabka ku adkeeyay Safiirka Turkiga und fadhiya Soomaaliya Herr Olgan Bakar in der Tat in Sanad Gudihiisa Mashruucani Ku soo Dhamaado.

Ra’iisal Wasaare ku_xigeenka dalka ahna ku_simaha Ra “iisul Wasaare Mudane Mahdi Maxamed Guuled (Khaddar). Wuxuu Sheegay Hut in 10 Qodob oo Muhiim und Dalka in Uu Wachs Ka Qaban Doona Hirgalo Mashruucaan.

Wuxuu Sheegay ku simaha Ra’iisal wasaaraha ahna Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), in der Mitte von 10-sheey oo 8-ka Mitte-ah-Xusi-Doono-Laga faa’idi Doono Biyo Xirenkaa Saabuuni Iyo Keydka Biyaha Xawaadley.

  1. In Wax Soo Saarka Dalka Kordho Lana Yareeyo Cunada Yarida Iyo Gaajada.
  2.  Helitaanka Biyo joogta ah ee Waraabka Beeraha iyo Xoolaha oo ka faa’idaya.
  3.  in la maareeyo Fatahaada Wabiga marka uu soo jabo baabi’inaya dalagii Beerihii dalagii, kalana xiraayo isku socodka Bulshada.
  4. dhaqaalihii baa korayaa marka ay beeraha soo go’aan, shaqaa abuuranta ee wax soo saarkiina kordho.
  5. Dhoofkii baa iyana oo Wax soo saarka aanu soo saarnu suuqooda inuu furaan kala hadalnay ayay Wax badan ka tareysaa.

Heshiiskan ayaa wuxuu qeyb ka noqonayaa  heshiisyo noocan oo kale ah oo Wasaaradda Beeraha dalka ay hore ula soo  gashay dalal dhowr ah oo ay ka mid yahiin Masar, Suudan iyo Turkiga wuxuuna dhamaantood ay qeexayaan sidii  loo horumarin lahaa Beerlayada Somaaliyeed iyo kobcinta  wax soo saarka dalkeeena.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: