Posted on March 4, 2018 by SomaliSwiss
Munaasabadan oo ku saabsaneyd Mashaariic horumarineed ay ku kala saxixanayeen Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka iyo Heu “addieren Horumarinta dalka Turkiga ee TiKA ayaa ayaa  ujeedada tahay wax ka qabadashada biya xireenada wabiga shabeelle, Saabuuni iyo keydka Biyaha Xawaadleey. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladdaha Federaalka Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis la xiriira hormarinta wax soo saarka.
Posted on March 4, 2018 by SomaliSwiss
Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay 76 maxaabiis Soomaaliyeed ah oo laga keenay dalka Hindiya, kuwaa oo noqonaya qeybtii labaad maxaabiis laga keeno dalkaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo maanta soo gaartay diyaarad sida 76 qof maxaabiis oo laga keenay Hindiya.
Posted on March 4, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaalieya Xasan Cali Kheyre oo maalintii shalay ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa lagu waddaa in uu Magaalada Washington uga qeyb galo shir looga hadlayo dalakka soo koraya ee Soomaaliya ay ku jirto ee sanadkaan 2018-ka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya oo ka qeyb galaya shir looga hadlayo horumarinta dalalka soo koraya ee sanadkan 2018-ka.
Posted on March 4, 2018 by SomaliSwiss
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Sooomaaliya oo ka hadlay khilaafka ka taagan heshiiskii saddex geesoodka ah ee Dekedda Berbera ayaa sheegay in einem wadaan mooshin ka dhan ah heshiiskaa oo ay ku sheeeen in der Mitte aan der aqbali karin. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wada mooshin ka dhan ah heshiiska dekedda Berbera.
You must be logged in to post a comment.