Xog-hayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo booqasho ku kala bixin doona Wadamo ka tirsan Qaaradda Afrika,

Xog-hayaha Arimah Dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa booqasho ku kala bixin doona dalal ka tirsan Qaradda Afrika, und du bist in der Nähe von iya iskaashiga Mareykanka la leeyahay Afrika.

Krieg saxaafadeed ka Soo Baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka Ayaa Lagu Sheegay in Booqashadan ay Bilaaban Doono 6-13 März, Iyadoo Rex Tillerson Uo Booqan Doono Dalalka Tschad, Nigeria, Jabuuti, Kenia Iyooiobiya inta u Dhaxeysa.

Rex Tillerson Ayaa la Kulmi Doona Madaxda Dalakka Uu Booqan Doono, Iyo Sidoo Grünkohl Madaxda Midowga Afrika Ee Xaruntooda Tahay Addis Abeba.

Waxaa uu kala hadli doonaa arrimo ay ka mid yihiin horumarinta nabadda iyo amniga, und du musst mit dem wanaag ganacsiga iyo maalgashiga.

Sidoo Grünkohl Madaxda dalalka deriska ah Soomaaliya oo Mareykanka iskaashi Dhow la leeyahay Ayuu Kala hadli doonaa dagaalka ka Dhanka ah Argagixisada.

Labo Sano ka hor aayay aheyd markii booqasho lama filaan ah uu ku yimid magaalada Muqdisho Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry, isagoo xilligaas booqanayay dalalka Geeska Afrika.

SomaliSwiss Washinton

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: