Advertisements

Maxaabiis laga soo daayay Dalka Hindiya oo la sheegay inay maanta imaanaya Muqdisho.

Danjiraha Soomaliya und Fadhiya Dalka Hindiya Ayaa Sheegay in Maanta Galinka Bambe Lagu Wadaa in ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Kasoo Degi Doonto Diyaarad Sida Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnaa Dalka Hindiya Kuwaa Soo Loo Heuhaufen Falal Burcad Badeednino

Danjiraha Soomaliya und Fadhiya Dalka Hindiya Abadirisaaq-Faarax Cali taana Ayaa Sheeegay im Maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraya 77 Laga soo dejin doono Garoonka Caalamiga ee Muqdisho.

Mudane Abadirisaaq Faarax Cali taana Danjiraha soomaliya u fadhiya Dalka Hindiya ayaa sheegay iai wali jiraan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran Dalalka Hindiya iyo Cumaan.

Dowladda Federaalka Soomaalieya ayaa dadaal xoogan und gashay sidii soo dämmern lahaa muwaadiniinta Sooomaliyed ee ku xirnaa dalalka Kaalamka kuwaa soo loo houstay dambiyo kala duwan.

SomaliSwiss Kalkuta

SomaliSwiss@hotmail.com

 

Advertisements
%d bloggers like this: