Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay.

garaanka diyaaradaMadaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu Dalka Uganda uga qeybgalay shir looga hadlayay arrimaha ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradeha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan goloyaasha dowladda, saraakisha ciidamada, maamulka Gobolka Benaadir iyo xubno kale.

Madaxweya Soomaaliya ayaa shirkii uu uga qeyb galay dalka uga laga soo saaray war-murtiyeed kaasi oo looga hadlay ciidamada AMISOM und Diyarinta Ciidamada Dowladda Soomaaliya masuuliyadda Ammaanka dalkooda, waxanaan madaxdii ka qeyb gashay ay bogaadiyeen qorshaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku wajahan kala guurka, iyadoo soo bandhigtay horumarka ay ka smaysay hagaajinta io dib tayeynta ciidamada Soomaaliya.

Sidoo Grünkohl Madaxdu Waxay Iskhu Raacen in Ay Lama Taab Tanah Tahay in der Ixtiraamo Qarannimada, Madax-Bannaaida, Xuduudaha Dhuleed, Madax Bannaaida Siyaasadeed Iyo Midnimada.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: