Advertisements

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo shaqada ka joojiyey Shaqaale been abuur ku sameeyey shatiyada ganacsiga.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo shaqada ka joojiyey Mitte ka Mitte ah shaqaalaha Gobolka ayaa sheegay in sharciga la hor geyn doono qof kasta oo ku lug yesha sameynta dukumunintiyada ganacsi ee gewesen abuurka ah.

Guddoomiyahya ayaa faray Ciidanka Ilaalada deegaanka Xamar iyo qeybta Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka in ay soo xiraan xarumaha ganacsi ee sagu heulen geliyey shatiyada wurden abuurka ah, iyadoo uu ku amray in ay la socdaan xarumahaas. Sidoo kale Madcabadii sameysey tiimbaraha wurde von einer Frau mit einem Waxaa-Hakiyey Shaqada inta baaristu ku socoto.

“Waxaan kula dardaarmayaa ganacsatada Gobolka in ay hubiyaan sharciyada ganacsi ee ay heystaan, sababtoo ah shatiyada war abuurka ah waa dammbi weyn qofkii lagu qabtana uu ku muteysanayo ciqaab iyo ganaax aad u adag.” Ayuu yiri Guddoomiyaha gobolka Benaadir.

Eng. Yarisow ayaa ugu baaqay ganacsatada und heansan shatiyada in ay si deg debesamean, maadama mamulka gobolku ay si adag auga hortagi doonaan gobaha ganacsi ee sida sharci darrada ah loo furtay.

Guddoomiyahaya ayaa carabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in Maxkamadaha Garsoorka ist ein Absolvent Dego ahlo herkeeno eedaysanaha Shatiga gewesens abuurka ah sameeyey iyo cid kasta oo kala qeyb qaadatay fal danbiyeedkaas, taas oo horsedaysa in guul laga gaaro qorshaha Maamulka Gobolka Benaadir ee ka dhanka ah musuq maasuqa Iyo Wachs ist Dabamarinta.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: