Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ayaa Maanta Tababar Dhameystay, Loona Dhaaryey Difaaca dalkooda, Ciudammadan Ayaa waxaa lagu carbiyey xerada tababarrada ee Turky-Som xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaana qeyb ka yihiin dufcaddaan, kuwaas oo isugu Jiro saraakil dhallinyaro aqoonyahanno oo nocyo Kala Duwan leh, qaatayna tababarro ka kooban Xeeladaha ciidanka Milatariga.
Waa 138 ciidammadan loo dhaariyey in ay si daacadnimo leh ugu adeeggaan dadkooda, u difaacaan uguna shaqeeyaan Calankooda Soomaaliyeed sharaftiisa, dhaarinta waxaa joogey abaalduulaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Allgemeine Cabdullaahi Cali Caanood, saraakiisha UGU sarreysa xeradan Turky-SOM iyo Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya. (Dhararinta)
Ciudammadan oo si carri ah tababaran ayaa lagu qalabbeeeyy hubka noocyada carsiga ah ee tiknoolajiyadda maanta la jaanqaadaya.
Hoggaanka Saraakiisha iyo qeybaha ciidanka kale ee la dhaariyey ayaa khubaddoii ku shayay in ay ka dhabbeynayaan dhaart ay dalka, dadka, calanka, iyo Diinta ummadda Muslimka aha eo Soomaliyeed u qaadeen, si ay uga ialaaliyaan cadowga gudaha iyo dibedda.
Taliyaha Xerada tababarka Turki-SOM G / sar Maxamed Yaasiin Karan ayaa aaminsan in ciidankan ay yihiin ciidammadii tusaalaha wanaagsan noqon lahaa Xoogga dalka Soomaliyed, muraalka iyo qalabkuna ay ka dhisan yihiin.
Abaanduulaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyaed Ayaa Yiri “Soomaaliya mar kale ayeey DIB UGU laabaneysaa sidii ay soo ceshan lahayd ciidankedii awoodda lahaa, Si jiritaanka Jamhauiyadda Soomaliyed u dhowraan, cadowgana UGA ialaaliyaan, waxaan idın Kula dardaarmayaa in AAD hormuud u noqotaan sidii AAD dalkiina u nabaddeyn lahaydeen, waxanaana idiin bilowdey moog cuusb oo taarichh dalkeenna aad uga qeybgeli dontaan, dhaarta aad dhaarateenna waa xaq “.
Kuliyaddaan Turky-SOM waxa ay xoogga saareysaa sidii ay und dhisi lahayd ciidan xooggan und tababarran hab cari ah, heasta qalab ku filan, taas oo bilow und ah isku filnaansho ciidanka Soomaliya oo amniga dalka la wareega mustaqbalka Dhow.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.