Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay.

garaanka diyaaradaMadaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu Dalka Uganda uga qeybgalay shir looga hadlayay arrimaha ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga. Continue reading

Ciidamo Soomaaliyeed oo maanta Tababar dhameystay, loona dhaariyey Difaaca dalkooda.

Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ayaa Maanta Tababar Dhameystay, Loona Dhaaryey Difaaca dalkooda,  Ciudammadan Ayaa waxaa lagu carbiyey xerada tababarrada ee Turky-Som xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaana qeyb ka yihiin dufcaddaan, kuwaas oo isugu Jiro saraakil dhallinyaro aqoonyahanno oo nocyo Kala Duwan leh, qaatayna tababarro ka kooban Xeeladaha ciidanka Milatariga. Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo shaqada ka joojiyey Shaqaale been abuur ku sameeyey shatiyada ganacsiga.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo shaqada ka joojiyey Mitte ka Mitte ah shaqaalaha Gobolka ayaa sheegay in sharciga la hor geyn doono qof kasta oo ku lug yesha sameynta dukumunintiyada ganacsi ee gewesen abuurka ah. Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo R/wasaare Khayre oo galabta u amba-baxay Dalka Mareykanka.

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow ka amba baxay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho,iyagoo ku sii jeeda Dalka Mareykanka si ay uga qeybgalaan shir ka dhacaya magaalada (Washington DC). Continue reading

Dowladda is-magacaawday ee Somaliland oo ka jawaabtay War ka soo baxay dawlada Federaalka Soomaaliya.

W W SomalilandWasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland C/raxmaan Guri barwaaqo, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre oo ka hor yimid heshiishka saddex geesoodka ah ee Somaliland, Itoobiya iyo DP Wolrd ee lagu maalgalinayo dekadda Berbera. Continue reading

War-murtiyeed laga soo saaray shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shirka Kampala.jpg1War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada Kampala ee Uganda, kaas uu martigeliyey Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Kaguta Musaveni. Continue reading

Ra’iisal wasaare Kheyre oo sheegay in Muqdisho howlgal culus laga bilaabayo.

 

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya xasan Cali Khayre ayaa sheegay dhowaan magaalada Muqdisho in ay ka bilaaban doonaan Howlgallo culus oo ammaanka lagu sugayo. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Burundi.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shir gaar ah la yeeshay madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Burundi Mudane Gaston Sindimwo oo ka qeyb galayey shirka dalalka ciidamadooda joogaan Soomaaliya (AMISOM). Continue reading

Xog-hayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo booqasho ku kala bixin doona Wadamo ka tirsan Qaaradda Afrika,

Xog-hayaha Arimah Dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa booqasho ku kala bixin doona dalal ka tirsan Qaradda Afrika, und du bist in der Nähe von iya iskaashiga Mareykanka la leeyahay Afrika. Continue reading

Maxaabiis laga soo daayay Dalka Hindiya oo la sheegay inay maanta imaanaya Muqdisho.

Danjiraha Soomaliya und Fadhiya Dalka Hindiya Ayaa Sheegay in Maanta Galinka Bambe Lagu Wadaa in ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Kasoo Degi Doonto Diyaarad Sida Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnaa Dalka Hindiya Kuwaa Soo Loo Heuhaufen Falal Burcad Badeednino Continue reading

%d bloggers like this: