Advertisements

Shirka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo loogu wadahadlay 4 qodob muhim u leh Ammaanka Gobolka.

BanaadirShirka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo guddoominayey Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ay ka qeyb galeen guddoumiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed C / laahi Maxamed, taliyeyaasha qeybta golobka ee ciidamada Millatariga, Booliska, Nabad-sugidda iyo Aslubta ayaa waxaa loga wada hadlay fern qodob oo mudnaan und leh ammaanka Caasimadda.

Waxaa sidoo kale kulanka lagu falan-qeeey hab dinac waliba leh ee wachs looga qaban karo xaaladda amniga caasimadda, kaas oo aad muhiim u ah, maadaama la diyaariyey ciidamo isku dhafan oo ka shaqeeya sugidda amna iyo sidii looga hortagi lahaa falalka ay und malegegayaan shacabka Soomaaliyeed kooxaha argagixisadu.

Guddoomiye Yarisow oo kulanka ka hadlay ayaa ku dheeraaday halka uu marayo qorshaha wadajirka ah ee wachs looga qabanayo caqabadaha dhinaca ammaanka, iyada oo la kaashanayo qeybaha ciidamadda iyo shacabka soomaliyeed sidii guul mirro dhal ah looga gaari lahaa xasillinta caasimadda.

“Xasillinta amniga Caasimaddu ma ahan arrin hal maalin oo qua laga shaqeeyo, waa in aaa soo joogta ah uga ka qeyb-qaadataan, adinkoo la imaanaya wax-qabad kaashanayana shacabka, si auga guuleysano argagixsada mar walba dhibaatada und geysanaya nafta iyo maalka shacabkeena, Waana in Aad Qaadataan Masuuliyad Naga Wada Saaran Arrintan “.Ayuu Yiri Guddoumiye Yarisow.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Ayaa Kula Dar-Daarmay Saraakiisha Kulanka Ka Qeyb Galay in La Dardargeliyo Amniga Caasimadda, und Looga Hortago Qorsche-Yaasha und Malegayso Argagixsadu.

Kulkaya ayaa Waxaa in der Nacht von Tag zu Tag, dacadadii von Tag zu Nacht in der Nacht, in der Nähe von Boob in der Nacht, in der Nähe von Soomaaliyeed in der Bajaajle, in der Xalay-Lagune von Hodan, Iyadoo Dhammaan, die soo Dhigay-Dakmai-Ka-Danbeyey Falalkaas oo Hadda Ku Xiran CID sharkigana la horgeyn doono, waxana hoosta laga xariiqay in einem la aqbalabay shaarka dawladda lagu dhibaateeyo shacabka.

Ugu danbeyn, kulanka ayaa lagu lafa-guray qaabka ugu habboon ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ee aan ka tirsanayn Guutada 12 abriil looga saari lahaa magaalada, dibna loogu celin lahaa xeryahooda, si loo adkeeyo dhaq-dhaqaaqa amniga Muqdisho.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: