Advertisements

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka hor-yimid heshiiskii Dekeda Berbera.

Kheyre.jpg2Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shir jaraa’id oo uu goor dhow qabtay waxaa uu ka hadlay heshiiskii Dekeda Berbera ee ay saamiga ku kala saxiixdeen Shirkadda DP World, Somaliland iyo dowladda Itoobiya, iyadoo heshiiskan la saxiixay xilli ra’iisul wasaraaha ku sugnaa Imaaraadka Carabta. Continue reading

Advertisements

Dowladda Soomaaliya oo sharci daro ku tilmaantay heshiiska lala galay Shirkada DP World ee Dekadda Berbara.

War-Saxaafadeed:  Waxaa warbaahinta lagu baahiyay in uu jiro heshiis ku saabsan maalgashiga Dekedda Berbera, kaasoo u dhaxeea Shirkadda DP World oo laga leeyahay dalka Imaraadka Carabta iyo Dowladda Federaalka Itoobiya.

Continue reading

Shirka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo loogu wadahadlay 4 qodob muhim u leh Ammaanka Gobolka.

BanaadirShirka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo guddoominayey Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ay ka qeyb galeen guddoumiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed C / laahi Maxamed, taliyeyaasha qeybta golobka ee ciidamada Millatariga, Booliska, Nabad-sugidda iyo Aslubta ayaa waxaa loga wada hadlay fern qodob oo mudnaan und leh ammaanka Caasimadda. Continue reading

%d bloggers like this: