Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga Dalka Isutagga Imaraadka Carabta ayaa shalay Booqday Taalada Klo Dhisay in Lagu Xasuusto Shuhadada Ciudamada Imaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama.
Mudane xasan Cali Kheyre ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliyay Sheekh Khalifa Bin Dhahnuun bin Mahamed Alnahyan oo ah Agaasimaha arrimaha Qoysaska Shuhadada ee diiwaanka dhaxal sugaha Imaaraadka Caraabta, wuxuuna Ra’iisul wasaaraha halkaa salaan sharaf uu Kaga qaatay ciidamada, kadibna waxa uu Übax xasuus ah dhigay Taalada Shuhadadaasi oo ah Mitte und Balearan Kano Kooban Alwaax Aluminihyom ah.
Sidoo kale Mudane Kheyre wuxuu sheegay in Ubaxa xusuus dhigidda waxay ka tarjumaysaa midnimada hogaanka dalkaasi kan shababka iyo ciidamada dalkaasi isutagga Imaaraadka Carabta.
Mudane Kheyre Ini Uu Kormeerayay Tadaladaasi xusuusta Ach Wuxuu Ku soo wareagay Dhamaan Qeybaha AY ka Kooban Tahay, Wuxuuna Warbuin Ku Saabsan Qeybaha Kala Duwan Ee Tadaladaasi Xushmada Iyo Qiimaha Ay Uga Fadhido Shakabka Dalkaasi Uu Kaga Dhageystay Sheekh Khalifa Bin Dhahnuun bin Mahamed Alnahyan oo ah Agaasimaha Arimaha Qoysaska Shuhadada ee diiwaanka dhaxal sugaha Imaaraadka Caraabra.
SomaliSwiss Abu Dubai
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.