Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Farmaajo SafarMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed C / llaahi Farmawajo iyo Wafdigii uu hoggaaminayey ayaa galabta u ambabaxay magaalada Kampala ee caaşimadda dalka Uganda, halkaas oo Maalinta berri ah ka furmi doono shir ku saabsan istaraatiijiyadda xoojinta ciidamada Soomaaliya. Continue reading

Advertisements

Hoobiyayaal iyo Qarax ay dad ku dhaawacmeen oo ku dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Bar KontoroolAfhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan oo la hadlay Hiiraan Online ayaa faah faahin ka bixiyay Hoobiyayaal lagu soo tuuray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay duulleedka magaalada Muqdisho. Continue reading

Shir lagu qiimaynaayo xaaladda Soomaaliya oo maalinta berri ah ka furmaya magaalada Kampala.

Shir KampalaWaxaa Maalinta berri ah lagu wadaa in magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda uu ka furmo shir looga hadli doono xaalada Soomaaliya. Continue reading

Ra’iisul wasaare Kheyre oo booqday Taalada lagu xasuusta Ciidamada Imaaraadka ee u dhinta daafaca dalkooda.

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga Dalka Isutagga Imaraadka Carabta ayaa shalay Booqday Taalada Klo Dhisay in Lagu Xasuusto Shuhadada Ciudamada Imaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay shir Safiirada Suudaan ee Caalamka.

Wafdi uu horkacaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray dorraat Magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan. Continue reading

Guddoomiyaha G/Banaadir oo ku dhawaaqay Olole Nadaafadeed oo Bishiiba mar ah.

Wasiir Yariisow

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed ee ugu ballaarnaa laga sameyn doono magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: