Posted on March 31, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Bixi Cabda Ayaa Madaxda Soomaalie ku eedeeyey Inay Farogalin Ku Hayaan Arrimaha Somaliland, Isla Markaana Khalad Iyo Daandaansi KU Tilmaamay Dacawadda Soomaaliya und Gudbisay Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha maamulka Somaliland oo afka furtay, balse ma uusan fahmin dacwada ay Soomaaliya gudbisay halka ay ku socoto!!
Posted on March 31, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa faah faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankiii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo faah- faahin ka bixiyay sababihii loo baajiyay kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa.
Posted on March 31, 2018 by SomaliSwiss
Dadka reer Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlaya go’aankii madaxweynaha dowladda Soomaliyah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ist ein ka qaatay kulankii maanta la filayay in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka hat eine mittlere xasaasi ah oo dadka siweyn isha ugu wada hayeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dadka reer Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadleen go’aankii Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.
Posted on March 31, 2018 by SomaliSwiss

Waxaa dib und bilaawday isku socodkii dadka iyo gadiidka qeybo ka mid ah jidadka halbowlaha und ah magaalada Muqdisho, kaddib markii ay saakay bulshadu ka soo baxda Neef raaxa leh, kuna waabariisteen in jidadkii oo xiranaa gabi ahaan hal mar la wada furay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guud ahaan Dddka Soomaaliyeed, gaar ahaan Bulshada Reer Muqdisho oo maanta Neef raaxa leh ka soo baxday.
Posted on March 31, 2018 by SomaliSwiss
War  ka soo baxay  madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu baajiyay kulan xasaasi ah oo ay maanta yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo baajiyay kulankii xasaasi ahaa oo ay maanta yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka
Posted on March 30, 2018 by SomaliSwiss

Wasiirka Arimaha Dibadda Dalaka Soomaaliya Iyo Kenia Ayaa Waxa Ay Isku Afgarteen in La Sameeyo Guddi Isku Dhaf ah Labada Dinaac Ka Socada Kuwaasi Oo Booqan Doono Xadka Labada Waddan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo isku afgartay in guddi isku dhaf ah loo saaro muranka Xudduuda
Posted on March 30, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo xalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in ra’iisal wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaXassan Cali Kheyre yahay shaqsi shaqo yaqaan ah laakiin waayadii ugu danbeeyay bilaabey in uu talo ka qaato kuwii bur buriyay baarlamaankii Sideedaad. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo xalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa
Posted on March 29, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaaöla Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Oo Galabta Shir Guddoumiyay Kulankii Guddiyada Jooga Golaha, Ayaa Waxaa Looga Wada Hadlay Sidii Dib Loogu Bilaabi Lahaa Howlaha caadiga Ahaa Ee Fadhiyada Baarlamaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka oo shaaciyay ajandaha kulanka ugu soo horeeya ee Golaha Shacabka.
Posted on March 29, 2018 by SomaliSwiss
Guddigi ka tirsan Aqalka Sare oo loo xilsaaray dhexdhaxaadinta xiisadda siyaasadeed ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa sheegay inay ist casileen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaar ka mid Guddigii Dhexdhexaadinta Aqalka Sare ee Khilaafka Baarlamaanka oo Is-casilay.
Posted on March 29, 2018 by SomaliSwiss
Sch. Mukhtaar Rooboow Abuu-Mansuur oo Horay uga tirsanaan jiray Al-Shabaab, Islampaana isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya, ayaa maanta Magaalada Baydhabo waxaa uu kulamo kala duwan kula leeyahay Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Sh. Mukhtaar Rooboow oo magaalada Baydhabo ka billaabay kulamo wada tashi ah ee Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.
Posted on March 29, 2018 by SomaliSwiss
Ciidamada Ammaanka ayaa xalay Howlgal ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir, waxayna howlgalkaas ku soo qabteen waxyaabaha Maanka Dooriya oo ka Mid ah Xashiish, kadib markii ay ka war heleen guriga lagu diyaarinayay maandooriyahaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Ammaanka oo Xalay Muqdisho ku qabtay maandooriye iyo hub si sharci darro ah loo haystay.
Posted on March 29, 2018 by SomaliSwiss
War uu noo soo diray Weriyaha SomaliSwiss ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka gaar ahaan kuwa taageersan Guddoomiye Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa xalay kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku dhawaaqay in sharci ahaan uu jabay Mooshinkii laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka oo sheegay in uu buray Mooshinkii laga keenay guddoomiye Jawaari.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss
Bannaanbax ballaaran oo ay ka so qeyb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Sooomaliyeed ee ku nool degmadda Balad-Xaawo ee gobolka Gedo, der taagerayay heshiiskii shalay ka dhacay degmada Mandheere ee ku saabsanaa joojinta hhismaha darbiga ay Kenya ka wado xadka labada degmo oo ay ku heshiiyeen masuuliyiin ka kala socotay Jubaland iyo gobolka waqooyi bari, ayaa maanta ka dhacay qeybo ka mid ah golobka Gedo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dadweynaha Gobolka Gedo oo taageeray heshiiska Soomaaliya iyo Kenya ee joojinta dhismaha darbiga xadka.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad iyo dhiggiisa Kenya Monica Juma ayaa ka wada hadlay xiriirka is-kaashi ee ladaba dal iyo xaaladda xuduudda labada waddan ee Mandheere iyo Beled Xaawo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay arrinta xuduudda labada Waddan.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Gobolka Gedo Ayaa Ka Haddah Wada Xaajout Ku Saabsan Muran Ka Dhashay Derbiga AY Dowladda Kenia Ka Dhisayso Inta u Dhexeysa Magaalooyinka Balad Xaawo iyo Mandheera Kenia. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madax ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xiisada Beled-Xaawo.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss

Golaha Amaanka ee QM ayaa Talaadadii shalay meel mariayay Qaraar waqtiga loogu kordhiyaya Xafiiska QM ee Soomaaliya oo la gaarsiiyay illaa 31-ka Maarso 2019. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Golaha Amaanka oo waqti kordhin u sameeyay xafiiska UNSOM ee Soomaaliya.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ist ein toller Tag in Maanta Oo Taarikhdu Tahay 28 bis Maarso Ka Dhaco Magaalada Baydhabo Ayaa Baaqday, Waxaana la Leeyahay Baaqashada Shirka Waxaa Qeyb Ka ah Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhax Taagan Hay’addaha Dowladda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee ka dhici lahaa Beydhabo oo baaqday.
Posted on March 28, 2018 by SomaliSwiss
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa warbaahinta u sheegay in maanta lagu guuleystay in magaalada Muqdisho la keeno shaqaalihii ka howlgali jiray xarunta laga maamulo hawadda Soomaaliya ee magaalada Noirobi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Howlwadeenada hawada Soomaaliya ka maamuli jiray Nairobi oo maanta la keenay magaalada Muqdisho.
Posted on March 27, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waraqaha Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Jamhuuriyadda Muritaaniya ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Wadaadi Walad Sayid. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Muritaaniya u fadhin doono Soomaaliya.
Posted on March 27, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkely und seine Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Sanatar ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka.
Posted on March 27, 2018 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga Kula kulmay Saraakiisha dhalinyarada ee loo magacaabay hoggaanada ciidanka militariga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay saraakiiisha dhalinyarada ah ee ku jira ciidamada Militariga.
Posted on March 27, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlayay ansixinta tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada iyo xarunta gar-gaarka deg-dega ah, shirka ayaa daba socday kulan ay yeesheen gudiga farsamada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Shir guddoominayey Kulan looga hadlayay ansixinta tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada.
Posted on March 27, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi C / llaahi ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool magaalada Marka iyo Guud ahaan Gobolka Shabeellaha Hoose in ay adkeeyaan Heshiiska laga gaaray coladaii mudada badan soo jiidameysay ee ka taagneed magalaada Marka una dhaxeysay Labo beel oo walaalo ah oo wada dega Gobolkaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Aqalka sare Soomaaliya oo bulshada ku dhaqan G/Sh Hoose ku booriyey in si nabad ah uga wada noolaadaan deegaanka.
Posted on March 27, 2018 by SomaliSwiss
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Soomaaliya SE Herr Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi Ayaa Maanta Xafiiskisa Ku Qaabilay Safirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya SE Herr Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiiru Dowlaha Arrimaha Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane C / raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) Ayaa si wadajir ah xariga UGA Dscharay xarun cusub oo uu yeelanayo Guddiga madaxa bannaa ee doorashooyinka Qaranka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha G/Banaadir oo maanta xariga ka jaray Xarun cusub oo loo dhisay Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisal-wasaare xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohammed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Maha Mohamed Gulleid (Khadar) Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar). Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo manta lagu qabtay Sanadguuradii 48 aad ee ka soo wareegtay Aasaaskii xarumaha Daryeelka Agoonta.
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Warssaxaafadeed Looga Hadlayey Arinta Degmada Balad Xaawo oo Kasoo Baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya,islamarkaana nuqul ka mid ah uu soo gaaray Warbaahinta Qaranka ayaa u qornaa sidaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay arrinta Balad-Xaawo.
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Shirkan oo ah shir bishii mar ay issaga xog waraystaan ​​dowladda Federaalka, Dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka horumarada iyo cqabadaha dadaallada adeegyada muhiim ka u ah nolosha lagu gaarsiinayo deegannada laga xureeyay maleeshiyada Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirka xasilinta dalka Soomaaliya oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Guddi Xildhibaanno und Oahu shiray xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdishooo der Baxay Guddiga baallamaanka ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwalla Ibraahim Muudeey in der Ruhe Xildhibaanada Mooshinka keenay Guddoumiye Jawaari. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanno ku eedeeyay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka in uusan dhaxdhaxaad ka aheyn Mooshinka la keenay Guddoomiye Jawaari.
Posted on March 26, 2018 by SomaliSwiss
Xaaladda Magaalada Balad Xaawo Ayaa Maanta Degan Sida AY Xaqiijiyeen Vater Goobjoogayaal Ku Ah Gudaha Magaalada Oo Maalmihii Danbeysay Ay Ka Soccente Kocdoon Shacab Oo Lagaga Soo Horjeeday Darbiga Dowladda Kenia Ka Dhisayso Xadka Labada Dal. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Kenya oo ka wadahadlay kacdoon shacab Balad-xaawo.
You must be logged in to post a comment.