Dowladda Holland oo sheegtay in Ciidamada ka jooga Soomaaliya ay kala soo baxeysa.

 

Dowladda Niederlande, Ayaa Ku Dhawaaqday in AY ka Baxday Howlgalka Dhinaca Amaanka ah ee Uu Midowga Yurub ka Wada Soomaaliya.

Dowladu waxaa ay Sheegtay in 15 Askari oo Badan tababarayaal iyo la taliyayaal dhinaca amaanka ah ay ku lahayd howlgalka Midowga Yurub ee Dowladda Soomaaliya looga cawiyo amaanka iyo tababarka Ciidanka.

Netherlands, Waxaa und Sheegtay in Bisha April ee soo socota ay Ciidamadeeda kala bixi donto Soomaaliya taas oo sida lagu sheegay warbixintan dib und Dhac ku ah howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Wasiirk Gaashaandhigga ee Dalka Niederlande, Ayaa Sheegay in Ciidan Yari Dalkiisa Heysata Ayu Kuasabtay in Ay Ciidankooda Kala Baxaan Soomaaliya, Isaga Oo Intaas Ku Daray in Madaxbanaanida Niederlande ay Muhiimadda Kowaad u Tahay Dalkiisa.

Wasiirku waxaa uu Sheegay in den Niederlanden ay sii wadi dont howlgallada kale ee dhinaca Bani’adamnimada ah ee Midowga Yurub uu ka wado Soomaaliya haeyeshee qeybta amaanka ay intaas uga egtahay.

SomaliSwiss Amstardam
SomaliSwiss@hotmail.com
%d bloggers like this: