Advertisements

Madaxweyne Farmaajo oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Dalka Spain.

Farmaajo iyo SpainMadaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraqaha Aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Spanien u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De Viedma. Continue reading

Advertisements

Dowladda Holland oo sheegtay in Ciidamada ka jooga Soomaaliya ay kala soo baxeysa.

 

Dowladda Niederlande, Ayaa Ku Dhawaaqday in AY ka Baxday Howlgalka Dhinaca Amaanka ah ee Uu Midowga Yurub ka Wada Soomaaliya. Continue reading

Ciidamada Booliska Britain oo gacanta ku dhigay nin isku dayey in uu dilo Gabar Soomaali ah.

Booliska BritainSaraakiisha Booliiska magaalada Leicester City ee UK waxaa ay gacanta ku dhigeen nin magaciisa lagu sheegay Moore oo doonaayay in uu dilo Gabar Soomaaliyeed oo ka mid ah Soomaalida kunool halkaasi. Continue reading

%d bloggers like this: