Posted on February 27, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisalwasaare xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna ku-simaha Ra’iisalwasaaraha Md. Mahdi Maxamed Gulleid (Khadar) oo ka duulaya barnaamijka isla xisaabtanka ee Xukuumadda ayaa saaka kormeer shaqo ku tegey qaar kamid ah Xafiisyada hay’adaha laamaha dawladda, waxaana uu booqday Wasaaraddaha Aminga, Maaliyadda iyo Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaare kuxigeenka DFS oo Kormeer shaqo ku tagay Wasaaraddaha Aminga iyo Maaliyadda iyo Bangiga dhexe.
Posted on February 27, 2018 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Caawa Fidkii Gaaray Magaalada Abu Dhabi Ee Dalka Isu Tagga Imaraadka Carabeta, Halkaas oo und Bilaabatay booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadan donta.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on wafdigii uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray dalka Imaaraadka Carabta.
Posted on February 27, 2018 by SomaliSwiss
Dowladda Dalka Uganda Ayaa Sheegtay in bisha März 2deeda ay marti Gelin Doona Shir gaar ah oo ay yeelanayaan Madaxda dalalka Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee Heulen galka Midowga Afrika (AMISOM). Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Caasimadda dalka Uganda oo lagu qaban doono shir ay ka qeybgalayaan madaxda dalalka ciidamada ka joogaan dalka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.