Wasiirka Amniga oo sheegay in Ciidamada Amniga ay har iyo habeen diyaar u yihiin inay difaacaan Shacabkooda.

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaalie Maxamed Abuukar Isloow ayaa balan ku qaaday inka shaqeynayaan sidii looga hortagi lahaa wearada Cadowga Soomaliyed ee Al-Shabaab und soo maleegayaan Shacabka Soomaliyed kuna doonayan ine ku qal qal geliyaan amaanka Caasimaddu Horumartay ee Muqdisho.

Wasiir Isloow ayaa Sheegay in Ciudamada Xasilinta Caasimadda har iyo Haveen und soo jeedaan sidii Loo difaaci lahaa madaxda iyo shacabka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa kuu nuo magaalada Muqdisho, wuxuuna ciidamada ka dalbaday iny inya ay wiegalka ku jiraan und turaan shacabka.

“Mudane Ra’iisal waräre Waxaan diyaar in Nahay inaan har iyo hoben idain difaacno, Ciidamada waxaan kula dardaarmayaa uu danteyneti iny iyagana shacabka u turaan”, Ayuu yiri Wasiir Isloow oo shalay la hadlay Ciidamada Xasilinta Caasimadda.

Ciadamada Xasilinta Caasimadda Muqdishoo Dhira Gelin Loo sameeyay ayaa hadda bilaabaya Howlgal lagu xasilinayo Muqdisho, islamarkaana lagulana dagaalamayo Hubka sharcidarada ah io koaxaha lidka ku ahaa Amaanka.

Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo Shailay Dhira Gelin Ugu Tagay Ciidamada Xasilinta Caasimadda Ayaa Dhamaan Ciidamada iyo Taliyeyaashoodaba ka codsaday inka shaqeeyaan sidii magaalada Muqdisho Amnigeeda und noqon lahaa boqolkiiba boqol (100%).

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, Wasiirka Amiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow, Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida Iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ayaa Shlayay Dhira Gelin Ugu Tagay Ciidamada Xasilinta Caasimadda Kuna Booriyay Iney Dardar Geliyaan Sugida Amniga Muqdisho.

Cabsi xooggan ayaa hadda soo Argagaxisada Al-Shabaab oo caadeystay iney dhiiga shacabka micnadaro ku daadiyaan, waxaana Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed dhaxanta iyo dhulka howdka ah ugu dhabar adeegayaan sidii shacabkooda UGA dul Qadi lahaayeen Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo feker iyo Militari ahaanba markaan jabay wajahday.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: