Â
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka isu tagga Imaraadka Carabta.
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa martiqaad rasmi ah ka helay Madaxda Imaaraadka Carabta, waxaana bil ka hor magalaada Davos ee dalka Schweiz isku archeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta.
Ra’iisul Wasaare Kheyre Ayaa la Kulmi Doona Madaxda Imaraadka Carabeta, Isagoo Kala Hadli Doona Xoojinta Xiriirka Labada Dal, Waxaana Dhowaan Madaxweyne Farmaajo, La Taliyihiisa Amitiga iyo wasiiro ka tirsan Xukuumadda ay la kulmeen Safiirka Imaaraadka Carabta u jooga Soomaaliya.
Dalka Imaaraadka Caratta ayaa ka Mitte ach wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya, waxaana pushed Soomaaliya und dadaal xoogan ugu jirataa xoojinta xiriirka dhinaca diblomaasiyadda ee kala dhexeeya wadamada Caalamka.
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.