Advertisements

Qaramada Midoobey oo xoojineysa taageerada Soomaaliya.

Qaramada Midoobay Ayaa Sheegtay in einem Wadi Doonto taagerada Dahinacyada Sahayda Iyo Lacagaha Isugu Jirta Ee Ay Siiso Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya qeybahooda Kala Duwan.

Antonio Guterres Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ayaa Sheegay in Hay’adda ay ka go’an tahay taagerada Soomaaliya, und Wachs badan looga qabto la dagaallanka argagixisanimada.

Krieg saxaafadeed ka soo baxay Herr Gutters ayuu ku ammaanay ciidamada ammaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwii ka jawaabay weerarkii xoogag ka tirsanaa ururka Al-shabaab 23-ki bishan ay ku qaaadeen meel waxyar u jirta madaxooyada Soomaaliya.

Waxaa inaga go’an kordhinta taagerada buuxda ee ciidamada Soomaaliya, waxa ay ku jiraan Hardan adag oo ay kaga horjeedaan Argagixisada, oo dantooda ay tahay in ay daadiyaan dhiiga shacabka. “Ayuu yiri Antonio.

Madaxda Qaranka Soomaalieya ayuu Sheegay mar Walba ay ku fakaraaya oo ay ku dadaalayaan sidii ay uga guuleysan lahaayeen dagaalka ay kula jiraan ururka Al-shabaab, si loo helo nabad iyo xasilooni.

Rag ka tirsanaa Shabaab ayaa wierar Rasaas ist ein bilowday oo watay laba qarax waxaa aa la begsadeen meel ku dhow Madaxooyada Soomaalieya iyo Hotelka Dorbin hat eine Woche vor Agagaarka Isgoyska Jubba, Wachsschachtel qaraxyadaasi dileen vater ka badan 20 qof oo isugu jira Rayid iyo Askar.

SomaliSwiss New York

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: